Nairobi (Raxanreeb )- Guddiga Sare ee IMF oo dhameystiray dib u eegistii ugu horeysay ee hoos timaada barnaamijka dayn cafinta Soomaaliya waxana si degdeg ah loo sii dayn doonaa qiyaastii US$ 10 milyan, oo loogu talagalay taageerada miisaaniyadda Soomaaliya. Barnaamijkan wuxuu taageerayaa istaraatiijiyadda isbeddelka Waddamada Saboolka si loo xoojiyo hay’adaha muhiimka ah ee dhaqaalaha loona...
Day: May 30, 2024
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay hay’adda NISA
Ugu yaraan saddex xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA , kuwaas oo iska soo dhiibay magaalada Baydhabo, sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu.
Daacish oo sheegatay qarax ka dhacay Muqdisho
Kooxda Daacish, ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegtay inay ka dambeyeen weerar loo adeegsaday qarax miino oo Talaadadii ka dhacay mid ka mid ah, degmooyinka magaalada Muqdisho.
DF oo wadahal la gashay dalalka kala ah, UK Holland Norway
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa kulamo kala duwan ka wada gudaha magaaladaasi oo uu uga qayb-galayay shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika.
Xukunka Dilka caalamka oo gaaray tiradii ugu badnayda Soomaaliya oo Ka soo muuqatay Liiska.
Muqdisho (Raxanreeb )- Hay’adda u dooda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty war ay soo saartay ayay ku shaacisay dalalka xargaha goystay ee fuliya dilalka , waxaana soo muuqday Liiskan Soomaaliya. Tirada toogashada ee la diiwaan galiyay caalamka oo dhan sanadkii hore ayaa gaartay heerkii ugu sareeyay tan iyo sanadkii 2015-kii, iyadoo Iran iyo guud ahaan bariga...
Doorashooyinkii ugu adkaa oo ka dhacay Koonfur Galbeed.
Cape town (Raxanreeb )- Tirinta codadka ayaa ka bilaabatay koofur Afrika ka dib markii la xiray codbixinaha doorasho kamid ah kuwii ugu adkaa ee soo mara dalkaas,waxaana la filayaa in natiijada kama dambaysta ah lagu dhawaaqo ka hor Axadda. Markii ugu horeysay muddo 30 sano ah, xisbiga maamulaha dalka ANC ayaa wajahaya walaac dhanka doorashada...