Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweyne xasaasi ah kaas oo ku saabsan maareynta hubka rasaasta iyo walxaha qarxo, oo socon doono muddo labo cisho ah.
Month: May 2024
Afar heshiis oo waawayn oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya & Kenya.
Muqdisho (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo maalintii labaad ku sugan Nairobi ayaa la kulmay madaxda Dalkaas iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaas ku nool si ay ugu kala xog-qaataan xaaladda iyo xiriirka. Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaaad ah kulan muhiim ah la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka...
107 qof oo tahriibayaal ah oo laga soo daayay Xabsyada Liibiya.
Libiya (Raxanreeb )- 107 qof oo tahriibayaal ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa laga soo daayay magaalo ku taal koonfurta bari ee Liibiya, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada ammaanka Isniintii. Walid Alorafi, oo ah afhayeenka waaxda dambi baarista ee CID ee magaalada Benghazi, ayaa sheegay in sida laga soo xigtay...
Madixii AS u qaabilsanaa askareynta caruurta oo lagu Dilay KGS.
Baydhabo (Raxanreeb )- Madixii Alshabaab U Qaabilsanaa Gaynta Caruurta si ay Askar Uga dhigtaan ayaa ayay Ciidanka Xooggu Dalku Qaarijiyeen sida ay ku warantay warbaahinta dowladdu. Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee gobolka bakool waxa lagu khaarijiyey horjooge Cabdulaahi Maxamed Yare oomagaciisa afgarashada shabaab uu ahaa ...
ATMIS ‘’ Amniga Soomaaliya waan ilaalin doonaa ilaa aan ka baxayno ‘’
Muqdisho (Raxanreeb )- Wafdi heer sare ah oo ka socday guddiga Midowga Afrika ayaa soo gabagabeeyay booqashadooda qiimeynta Soomaaliya, iyagoo wacad ku maray inay ilaalinayaan guulihii adkaa ee laga gaaray xasilinta Soomaaliya, ka hor bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika. Wafdigan oo uu hoggaaminayay madaxa qeybta howlgallada taageerada nabadda, Cheick Dembele, ayaa shacabka Soomaaliyeed u...
Israel oo Weerar Cirka iyo Dhulka ah Ku Qaaday Marinka Rafax.
Gaza (Raxanreeb )- Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay agagaarka marinka Rafax ee ee Qasa, iyadoo goobta laga maqlayay dhawaqa rasaasta iyo iska hor imaadyada u dhaxeeya ciidamada gumeysiga Israel iyo kooxaha Falastiiniyiinta. Sidoo kale weerar dhulka ah ayay ciidamada Israa’iil halkaa ku qaadeen, ayadoo Warbaahinta falastiiniyiintu ay sheegtay in gawaari ay leeyihiin Israa’iil ay si...
Gadiid badan oo ku xaniban duleedka magaalada Garoowe ee Puntland.
Garoowe (Raxanreeb )- Roob ka da’ay deegaano badan oo Puntland ah ayaa sababay in ay jarmaan waddooyin dhawr ah oo muhiim u ah noocyada gadiidka ee u kala goosha Puntland. Sida warar soo baxaya ay sheegayaan waxaa caqabad ay soo wajahday isticmaalka waddooyinka qaar ka dib markii roob maalmo badan ay ka da’ayeen deegaanada maamulkaas....
Somaliland ‘’ Turkiga ma imaan karo xeebaheena , waan u digaynaa‘’.
Hargaysa (Raxanreeb )- Somaliland ayaa go’aan adag ka soo saartay heshiiska difaacadhanka badda ee Soomaaliya ee u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Turkiga isla markaana soo saartay digniin adag oo ka dhan ah heshiiska labada dhinac. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ciise Keyd Maxamuud ayaa sheegay in ay ku wargeliyeen Turkiga in ayna iman karin xeebaha Somaliland....
BELEDWAYNE : Barakac xooggan oo ka bilowday Hiiraan
Beledwayne (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb uu ka helayo magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo barakac xooggan oo ay samaynayaan dadka ku nool magaaladaas Arintan ayaa ka danbeysay ka dib markii karkaarada uu jabsaday wabiga isla markaana cabsi badan ay ku beerantay dadka deegaanka oo farta wadnaha ay ku hayaan....
Doorasho maanta ka dhaceysa dalka Chad
Dadka reer Chad ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta Saddex sanno ka dib markii hogaamiyihii milatariga uu la wareegay talada dalkaas.









