Day: May 12, 2025

Home » Archives for May 12, 2025
RW Xamsa ““Tobannaankii sano ee la soo dhaafay, Midowga Yurub wuxuu garab taagnaa Soomaaliya”
Post

RW Xamsa ““Tobannaankii sano ee la soo dhaafay, Midowga Yurub wuxuu garab taagnaa Soomaaliya”

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day 2025), ayaa sheegay in maalintani ay astaan u tahay iskaashiga nabadda, midnimada, iyo horumarka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay doorka muuqda ee Midowga Yurub uu ku leeyahay taageerada Soomaaliya ee dhinacyada amniga, horumarinta dhaqaalaha,...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF oo uu shir uga furmay Nairobi
Post

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF oo uu shir uga furmay Nairobi

Nairobi ( Raxanreeb Online) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hay’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF, shirkan oo diiradda lagu saarayo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo sidii loo heli lahaa maalgelin ku saabsan horumarinta ilaha wax soo saarka Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka...

RW Xamsa oo safiirka Qatar kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Post

RW Xamsa oo safiirka Qatar kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qatar. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay sidii dowladda...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Baay
Post

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Baay

Daynuunay ( Raxanreeb Online) Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa daraawishta koonfur Galbeed ayaa howlgal ka sameeyay deegaano ku yaalla gobolka Baay. Howlgalka ayaa ciidamadu huwanta ah waxa ay si gaar ah uga sameeyeen tuulooyinka Kuraaw-rooge iyo dhanbalka, kuwaasi oo hoostaga deegaanka Daynuunay ee gobolka Baay. Taliyaha daraawiishta Burjaad G/le Ibraahim Cabdullaahi iyo Gashaanle dhexe...

Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulmaya
Post

Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulmaya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta yeelanaya kulankoodi caadiga ahaa, kaasi oo ka qabsoomi doona xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Xoghayaha Baarlamaanka, ayaa xalay farriin la wadaagay  xildhibaanada isaga oo u sheegay in ay soo xaadiraan kulanka golaha shacabka ee maanta dhacaya. Labadii kalfadhi ee Baarlamaanka, ayaa u baaqday kooram la,aan...