Day: September 28, 2026

Home » Archives for September 28, 2026
Somali Lawmakers Back Laftagareen as Baidoa Crisis Deepens
Post

Somali Lawmakers Back Laftagareen as Baidoa Crisis Deepens

MOGADISHU—Several members of Somalia’s House of the People have publicly voiced their support for former South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, following renewed clashes in Baidoa between forces loyal to him and forces aligned with the Federal Government. The lawmakers, who represent constituencies in South West State, defended Laftagareen and his supporters while...

Fighting Erupts in Baidoa as Rival Forces Clash
Post

Fighting Erupts in Baidoa as Rival Forces Clash

BAIDOA— Heavy fighting broke out in Baidoa early Tuesday morning between forces aligned with Somalia’s South West State administration and fighters loyal to former South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, according to local sources. The fighting began at dawn and reportedly spread to several neighborhoods of the city. Residents said they could hear...

Muxuu ku saabsanaa kulanka qarsoodiga ah ee dhex martay madaxda Imaaraatka iyo Yahuuda ?
Post

Muxuu ku saabsanaa kulanka qarsoodiga ah ee dhex martay madaxda Imaaraatka iyo Yahuuda ?

Abu Dhabi (Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, ayaa la sheegay inuu booqasho qarsoodi ah ku tegay caasimadda Imaaraatka Carabta ee Abu Dhabi, halkaas oo uu kulan la yeeshay Madaxweynaha Imaaraadka, Sheekh Maxamed bin Zayed Al Nahyan.‎‎Sida Warbaahintu tebisay Natanyahu ayaa intii uu booqashada ku joogay Imaaraatka waxa uu kulan la yeeshay Madaxweynaha Imaaraadka...

Ciidankii Lafta-gareen oo dagaal culus ku qaaday magaalada Baydhabo
Post

Ciidankii Lafta-gareen oo dagaal culus ku qaaday magaalada Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb Online) Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu halkaas saaka waaberigii uu ka qarxay dagaal u dhexeeya ciidanka Lafta Gareen dacaadda u ah oo gudaha u soo galay magaalada Baydhabo iyo ciidanka kale ee dawladda Soomaaliya. Dagaalka oo saacado socday waxa laisku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo xataa ay ku...