Wasiir ku xigerenka Wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Cadalla ayaa sheegay in lacagahaas..
Month: November 2022
Weerar ku bilowday qaraxyo oo ka dhacay Deegaanka Qaayib.
agaalkan ayaa salka ku haya , ka did markii kooxda weerar ay ku qaadeen dadka deegaanka oo ku sugnaa duleedka degmada Baxda ee gobolka Mudug
MD Xasan oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada
Madaxweynaha ayaa dul istaagay dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab ee dhinacyada dhaqaalaha, fikirka iyo furimaha dagaalka, waxa uuna tilmaamay
Xil, Maxamed Macallimuu oo si weyn uga horyimid arrin ciidamada ay ku sameeyeen meydadka Al-Shabaab
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa si weyn uga horyimid in lagu dul ciyaaro meydadka dagaal-yahaanada Al-Shabaab, sida ka dhacday deegaan kamid ah kuwa lagu jabiyay kooxda
DF oo soo saartay liis looga mamnuucayo Culimada la macaamilka Al-Shabaab
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ku socda Culimada Soomaaliyeed, kaas oo looga mamnuucayo inay aadaan degaannada ay maamulaan ururka Al-Shabaab, sidoo kalena ay la magacaabilaan
Xamsa Barre oo la kulmay dhakhaatiir katimid Jabuuti
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhakhaatiir ka socday dalka Jabuuti oo Muqdisho u yimid sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen gurmadka loo fidinayo dhaawacyada dadka ay wax yeelladu ka soo gaartay xasuuqii kooxaha khawaarijta ah ay ka geysteen isgoyska KM5 29-kii bishii hore
Rooble: ”inaan ku dhinto dagaalka Shabaab diyaar ayaan u ahay”
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la hadlayey jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden ayaa ka warramay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan howlgallada ka dhanka ah kooxda Shabaab
Khasaaraha rasmiga ah ee dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan.
Waxaa la soo warinayaa in ay jiraan khasaaro kala duwan oo ka dhashay dagaalka, mana cadda tirada rasmiga ah ee khasaaraha.
Dagaalka Ukraine & sida uu sameeyay qiimaha raashiinka Soomaaliya.
Isbedelka qiimaha raashiinka ayaa sabab looga dhigay dagaalka wali ka socda dalka Ukrian oo meelo badan oo Caalamka ah uu ku..
Ujeedka socdaalka ee Wasiir Fiqi ee Baydhabo
29-kii Oktober ayey aheyd markii wasiirka arrimaha gudaha mudane Axmed Fiqi uu booqasho ku tagay

