Muqdisho ( Raxanreeb ) Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay Howlgal ay Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen deegaanka Juxaay oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe in lagu dilay horjooge ka tirsan Al-Shabaab. Qoraalka ka soo baxay Dowladda ayaa lagu yiri sida tan “Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka...
Month: December 2022
Aadan Madoobe & Laftagareen oo laga diiday go’ aankii ay ka soo saareen dib-u-heshiisiinta KGS.
Muqdisho (Raxanreeb ) Midowga Murashaxiinta madaxtinimada Koonfur Galbeed ayaa qaadacay qodobadii kasoo baxay wadahadaladii Aadan Madoobe iyo Madaxwayne Laftagareen ku dhaxmaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Waxa ay ku tilmaameen “go’aano dib u dhigi kara dib-u-heshiisiinta la filayay kahor dhamaadka muddo xileedka Hogaanka maamulka Cabdicasiis Laftagareen. Waxa ay ku eedeeyeen musharraxiinta Madaxwayne Cabdicasiis laftagareen afduubka ...
Hoobiyaal lagu gaaracay degmooyin ka mid ah Muqdisho+ khasaaraha.
Muqdisho ( Raxanreeb ) dhawr hoobiyaal ah ayaa caawa waxa ay lagu garaacay xafaado ka mid ah magaalada Muqdisho. Ilo xog- ogaal ah ayaa RBC u sheegay in hoobiyaasha qaar ay ku dhaceen agagaarka Warshada caanaha ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale dad ku sugam Tarbuunka aya RBC u sheegay in halkaas dhawr xabo ay ku...
Suxufiyiin ku kulmay Nairobi oo cambaareeyay xarigga Abdalle Axmed Muumin.
Nairobi ( Raxanreeb ) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya maanta oo Sabti ah waxaa kulan garab istaag ah isugu yimid dhallinyaro iyo suxufiyiin ka howlgala warbaahinta dalka Kenya. Suxufiyiintan ayaa kulankooda waxa ay ku cambaareeyeen xarigga xoghayaha SJS Cabdalla Muumin ee daba ay ka riixayso wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya si gaar ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradaas...
Maxay tahay shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa war-saxaafadeed ay si wada-jir ah u soo wada saareen ku shaaciyay xilliga la qabanayo shirka dib u heshiisiinta maamulkaasi.
Sawirro: diyaarad Khaat oo ku dhacday Cabudwaaq
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta diyaarad sidday Qaad ay ku burburtay degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolkaasi.
Bangiga Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay $70 milyan oo dollar
Bangiga Adduunka ayaa sheegay in uu ansixiyay lacag dhan 70 milyan oo doolarka Mareykanka ah si loogu horumariyo adeegyada Biyaha iyo Beeraha kaas oo laga hirgalin doona deegaanka engegan kuwaas oo ay ku noolyihiin bulshooyinka reer miyiga ah.
“Raalli kama nihin in muddo kororsi loo sameeyo” madaxweyne Cabdicasiis Xasan (Laftagareen)
Qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa walaac ka muujiyay muddo kordhin loo sameeyo madaxweynaha maamulkaas, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo muddo xileedkiisu ay ka harsantahay maalmo kooban.
Cabdirashiid Janan oo gaaray Gedo
Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan oo gaaray gobolka Gedo ayaa sheegay in uu halkaasi u tagay in uu fuliyo baaqii madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in lala dagaallamo Al-Shabaab, lana abaabulo shacabka.
Shacab ku dhintay qarax miino oo ka dhacay duleedka Kismaayo.
Kismaayo ( Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya Galbeedka Kismaayo gaar ahaan inta u dhaxeysa Degaanka Cabdala Ciroole iyo magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax miino. Gaari ay saarnayeen dad shacab ah ayaa lagu soo waramayaa in qaraxa uu qabsaday halkaasi oo ay ku geeriyoodeen sadax qof halka tira intaa...