Month: December 2022

Sawirro: Xasan Sheekh oo ka qeybgalay shirka Heritage dalka Jabuuti
Post

Sawirro: Xasan Sheekh oo ka qeybgalay shirka Heritage dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa ka qeyb galay Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo lagu gorfeynayoy caqabadaha jira Gobolka oo ay ugu horreeyaan aragagixisada, Isbeddelka Cimilada iyo abaaraha soo noq-noqday ee aafeeyay gobolka.

Post

Xasan Sheekh ” Wada – hadallada Dowladda Federaalka & Somaliland dib ayay u bilaaban doonaan “

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh maxamuud  oo la kulmay safiirrada Turkiga iyo Norway ayaa sheegay in ay ka go’antahay in uu dib u soo celiyo Wada-hadalladii Somaliland iyo DFS. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa tilmaamay in rejo wanaagsan uu ka qabo mira- dhalka wada hadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland oo in muddo ah...

Post

Isku shaan- dhayn lagu sameeyay golaha wasiirada Galmudug.

Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) isniin 05-DEC-2022. Ujeeddo: Isku shaandheyn Wasiirro, Madaxweynaha Dowladda Galmudug Markuu Arkay: Qodobka 50aad Faqradiisa 5aad ee Dastuuka Dowlad Goboleedka Galmudug; Markuu Arkay: Baahida loo qabo iskushaandheynta wasiirada; Markuu Aarkay: Muhiimadda dhameestirka Golaha Wasiirada, Markuu Latashaday: Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Galmudug. Iskushaandheyn: Wasiirro, Wasiiru-Dowlayaal iyo Wasiir-kuxigeenno. Hoos ka akhri liiska wasiirada: 1.Garad...