Month: December 2022

Post

Shirka Warbaahinta istaraatijiyadda oo ka billowday Istanbul

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Daud Aweys Jaamac, ayaa maanta magaalada Istanbul kaga qeybgaley Shirka Istaraatiijiyadda Warbaahinta Caalamiga, xilli dunida ay ka jiraan caqabado iyo xasarado kala duwan oo u baahan in lagu dabaqo siyaasad cusub oo dib loogu qaabeynayo isbaddellada socda.

Post

Canada oo Soomaaliya ugu yaboohday malaayiin dollar

Geeska Afrika waxa ka jira abaartii ugu xumayd in ka badan 4tii sano ee la soo dhaafay, Canada waxa ay aad uga walaacsan tahay saamaynta abaartu ku yeelatay dadka nugul ee markii horeba la daalaa dhacayay saboolnimada, amni-darrada iyo masiibada COVID-19.

Post

Todoban qof oo lagu dilay Shabeellaha Dhexe

Jowhar (Raxanreeb )  Weerar ay ku dhinteen  in ka badan  toban qof ayaa lagu soo waramayaa in kooxda Al- Shabaab ay ka gaysteen gobolka Shabeellaha Dhexe. Weerarkan oo ka dhacay deegaanka Nuur-Dugle waxaa halkaas ka – gaystay kooxda Al- Shabaab oo dagaal uu kaga furan yahay gobolka Shabeellaha Dhexe. Xubno ka tirsan  kooxda ayaa sidoo...

Post

Guddoomiye degaan oo  Sh.Dhexe ah oo loo xiray ku lug lahaanshaha dil- wadareed ka dhacay Sh.Dhexe.

Warsheekh ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay Guddoomiyaha  deegaanka Ceelmacaan Faarax Kuulow. Waxaa lagu soo waramayaa in Guddoomiyaha xarigiisa uu gacan ka gaystay Guddoomiyaha Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe Xasan Darafay. Xarigga Guddoomiyaha Ceelmacaan Faarax Kuulow ayaa la sheegay inuu...

Post

Sababta loo xanibay Jaadka iyo khilaafka taagan oo laga hadlay & eedeyn loo jeediyay ganacsatada.

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa  gacansatada qaadka ku eedaysey in ay diiden canshuurta qaadka oo lagu saleeyey kiilo Garaamka culeyska sida lagu sheegay warsaxafadeed ay soo saartay maanta oo Khamiis ah. Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa soo saartay khilaafka ka dhashay canshuuraha khaadka ee sababay in maanta wax qaad ah laga waayo Suuqyada magaalada...

Post

Muxuu salka ku hayaa heshiiska ay wada-gareen DFS & maamul- goboleedyada ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta daah-furay shir lagu soo bandhigay Istaraatijiyadda Qaran ee Xasillinta deegaannada laga xorreeyey kooxaha argagixisada oo ay ka soo qayb galeen saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya. Shirka oo ay kasoo qeyb galeen Wasaaradaha ku shaqada leh Arrimaha xasillinta ee heer Federaal...