Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah uga furmay shirka culuma’udiinka Soomaaliyeed. Shirkan waxaa ka qayb galaya culuma’udiinka Soomaaliyeed kuwaas oo ka kala yimid gudaha iyo Dibadda. Waxa uu socon doonaa shirkan muddo lix maalin ah waxaana inta uu socdo inta badan diirada lagu saari doonaa Qodobo ay...
Month: January 2023
XOG : Shirka Baydhabo oo qarka u saaran inuu burburo & gacan ka hadal laga cabsi qabo.
Baydhabo ( Raxanreeb ) Xog RBC uu ka helayo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan shirar kala duwan oo beeluhu ay leeyihiin. Shirkan ayaa la xaqiijinayaa in markii hore uu ku bilowday si caga jiid ah maadama xubnaha mucaaradka ay qabeen tabashooyin salka ku haya arrimaha doorashooyinka. Tan iyo...
Garaad Jaamac ” Masiirka Laascanood lagama xukumayo Hargaysa “
Laascanood ( Raxanreeb ) Garaad Jaamac Garaad iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Laascaanood halkaas oo la filayo inuu ka furo shir aayo- ka talin ah. Boqolaal dadwaynaha ayaa Garaadka maanta oo Isniin ah ku soo dhaweeyay waddooyinka magaalaada Laascanood. Ammaanka magaalada Laascanood ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana waddooyinka qaar la dhigay ciidamo...
MUQDISHO : Dilalka dadka rayidka oo ka sii socda.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Nin shacab ah oo waday gaari weyn oo shidaal u waday shirkada Faahiye ayaa lagu toogtay barkontrol ku yaalla agagaarka dugsiga Hooyga Xamar ee Muqdisho. Dad ku sugan halka uu dilka ka dhacay ayaa sheegay in askariga uu si xun ula dhacay rasaas darawalka oo ku qaylinaya war nin la yaqaana....
DF oo si kulul u canbaareysay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta gobolka Banaadir
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan falkii ka dhacay dalka Sweden, kadib markii uu nin xag jir ah kitaabka Qur’aanka Kariimka ku hor gubay dhismaha safaaradda Turkiga ee ku taalla magaalada Stockholm, kaas oo dhacay Sabtidii oo ay ku beegneyd 21-kii January ee 2023.
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday xarunta gobolka Banaadir
Qaraxyo iyo weerar toos ah ayaa Axadda maanta lagu qaaday xarunta gobolka Banaadir ee ku taalla degmada Xamar weyne ee caasimadda Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin.
DEG-DEG : Qarax xooggan oo ka dhacay degmada Xamarwayne.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Qarax weyn ayaa ka dhacay degmada xamarweyne ee gobolka banaadir. jugta qaraxa ayaa ah mid aad u weyn waxaana hada la maqliyaa dhawaqa rasaas ka dhaceysa goobta uu qaraxa ka dhacay. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay degmada xamar weyne ee gobolka banaadir.
Galmudug oo sheegtay inay gacanta ku dhigeen xubno katirsan Shabaab
Ciidamada Xoogga Dalka, iyo Daraawiishta Galmudug kuwa deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay howdka u dhaxeeya degmada Xarardheere iyo deegaanka caad, gaar ahaan aagga Bacaadka Faarax Aadan iyo Deegaan.
Mareykanka oo sheegay in uu duqeymo ku dilay dagaalyahanno katirsan Al-Shabaab
War kasoo baxay Dowladda Mareykanka ayaa lagu faah-faahiyay khasaaraha ka dhashay duqeyn diyaaradaha duulliye la’aanta Drones-ka ay ka fuliyeen Magaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud DG Galmudug 20kii Janaayo 2023.
Sawirro: Suuqa Bakaaraha oo dab xooggan uu ka kacay caawa
Dab xooggan ayaa goordhoweyd qabsaday suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan qeybta Dahablaha, waxaana socda gurmad xooggan oo lagu daminayo dabka, si loo badbaadiyo hantida Shacabka.

