Day: February 2, 2023

Post

Maxkamadda Qalabka sida oo toogasho ku fulisay afar nin oo dil ku xukunaa

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa saakay la qisaasay Afar qof oo horay u dilay Saaxiibbadood Ay Shaqa wadaaga Ay ahaan jireen, Dhalinyaradaan ayay maxkamad horay ugu xukuntay dil toogasho ah. Toogashada Raggan oo ka dhacday fagaaraha iskoolo Buluusiyo oo ku yaalla degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho. 1- Bukhaari Cawil Maxamuud oo NISA ka tirsanaa. 2-...