Month: February 2023

Ma ogtahay tirada Soomaalida ee ku dhintay dhulgariirkii Turky-ga?
Post

Ma ogtahay tirada Soomaalida ee ku dhintay dhulgariirkii Turky-ga?

Istanbul (Raxanreeb ) Dalalka Turkgia iyo Siiriya waxa ka socda wali dadaalada lagu doonayo in lagu soo badbaadiyo dadka ku jira dhimayaasha hoostooda ka dib dhul-gariirkii ku duftay dalalkaas. Waxaa sii kordhaya dadka ku dhintay dhulgariirka sida ay shaaciyeen kooxaha  gurmadka ee ku howlan badbaadinta dadka ku waxyeeloobay dhulgariirka burburka dhismayaasha. In ka badan 28...

Waa side Xaaladda Laascaanood oo saaka markale dagaal uu ka qarxay ?
Post

Waa side Xaaladda Laascaanood oo saaka markale dagaal uu ka qarxay ?

Laascanood (Raxanreeb ) Dagaal ka culus kii shantii maalin ee la soo dhaafay socday ayaa maanta  ka socda  gudaha iyo hareeraha magaalada Laascanod ee gobolka Sool sida ay sheegeen goobjoogayaasha.  Dagaalka ayaa ka socda saaka bariga iyo koonfurta magaalada  , halkaas oo laga maqlayo jugta hubka culus ee ay is dhaafsanayaan , ciidanka Somaliland iyo...

Post

Heshiis noocee ah ayay wada-gareen Galmudug & Q.M ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta heshiis dhul loogu asteeyay Xafiiska Qaramada Midoobay la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Kiki Gbeho. Munaasabadda Saxiixa heshiiskaan oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa goob joog ahaa xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug, Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud...

Post

Laascanood : dagaal ka socda maalintii lixaad & xabad joojin lagu fashilmay

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa maalintii lixaad ka soconaya dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha kacdoonka Aroortii hore ee maanta oo Sabti ah ayaa gudaha magaalada Laascanood waxaa mar kale laga maqlay daryaanka hubka culus  kuwaas oo qaarkood ku dhacayay xaafadaha ay  ku hareen dadka rayidka. Dagaalka ayaa maanta weli...

Post

Jabuuti oo ciidan kala baxday Soomaaliya + Sababta

Jalalaqsi (Raxanreeb ) Cuntubyo ka tirsan ciidanka Jabuuti ayaa ka  baxay gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobolka Hiiraan kuwaas oo dalkooda dib loogu celiyay. War  ka soo baxay  Howlgalka ATMIS ayaa lagu sheegay in ciidankan laga saaray xero ay ku lahaayeen degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan halkaas oo ay ka wadaan howlgal ka dhan ah kooxda...

Dhiig Daadin Dowlad laguma Noqonayo!
Post

Dhiig Daadin Dowlad laguma Noqonayo!

Muqdisho (Raxanreeb ) Xaaladda ka jirta gobolka Sool waxay u muuqataa in ay faraha ka sii baxayso,  loona baahan yahay in dagaalka si dheqso ah lagu joojiyo iyo dhiigga macnodarada ku daadanaya. Dadka dhimanaya shacab iyo askarba waxaa loo baahan yahay in la kala bedbaadiyo, sababta oo ah shacabka deegaanku waxay ka gadoodeen ma aha...