Month: February 2023

Post

Golaha Aqalka Sare oo meelmariyay Sharciga Hay’adda NISA

Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa meelmariyay Sharciga Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA. Kulan maanta oo Arbaca ah ay ku yeesheen magaaalada Muqdisho xubnaha aqalka sare ayay cod gacan taag ah ku meelmariyeen sharcigan oo ka soo gudbay Golaha shacabka. Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga gudaha, Maxamed Cali Xagaa oo...

BFS oo maanta  ‘’cabsi amni’’u baajiyay kulankii Golaha shacabka
Post

BFS oo maanta  ‘’cabsi amni’’u baajiyay kulankii Golaha shacabka

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Arbaca ah waxaa dib loo dhigay kulan  lagu waday in mudanayaasha Golaha shacabka ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho , sida  lagu wargaliyay xildhibaanada. Warar warbaahinta ay heshay ayaa sheegay in kulanka loo baajiyay sabab la xiriirta amniga caasimadda oo  ay ka taagan tahay xaalad hubinti la’aan ah taas oo keentay....

Post

Q.M ‘’ 80,000 oo qof ayaa ka barakacay dagaalka Laascanood ‘’

Adis Abab (Raxanreeb ) Qaramada  Midoobay oo sheegtay in 80 –kun oo qof ay ka barakaceen dagaalada iyo duqeymaha  ka sii soconaya magaalada Laascanood ee gobolka  Sool. Hay’adda UNHR u qaabilsan qaxootiga ayaa sheegtay in Deegaanka Doole ee dalka Itoobiya xaalad adag ay ku haysato dad badan oo  ka soo cararay dagaalka Laascanood kuwaas oo...

Post

FAAHFAAHIN : siduu u dhacay weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay Muqdisho ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Koox   ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar qarax ku bilowdey ku gashay guri uu leeyahay Jeneraal Ciidan oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ee Muqdisho. Guriga weerarka maanta lagu qaadat  waxaa daganaa kudhowaad 10 ruux oo kamid ah ciidanka macwiiisley  kuwaas oo ku soo dhaawacmay  dagaalka gobolka Hiiraan ka socda. Ilaa hadda ma cadda...

Shacab ku dhintay qaraxa ka dhacay Muqdisho & sarkaal ka badbaaday
Post

Shacab ku dhintay qaraxa ka dhacay Muqdisho & sarkaal ka badbaaday

Muqdisho (Raxanreeb ) Sarkaal ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Talaada ah ka badbaaday  qarax miino oo ka dhacay waddada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho . Qaraxan waxa ku dhintay laba qof oo shacab ah waxaa ku dhaawacmay ilaa todobo qof oo ka ag dhawaa halka uu qaraxa ka dhacay Taliyaha ka badbaaday qaraxa...