Month: April 2023

Post

Diblomaasiyiin Mareykan ah oo lagu weerarey dalka Sudan

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa ku tilmaamay weerar “ka-taxadir la’aan ah” lagu qaaday kolonyo dublamaasiyadeed oo Maraykan ah oo ku sugnaa dalka Sudan, xilli uu dagaalku dhex maray ciidamada dalkaasi, iyo ciidamada jabhadda u hawl gala sida deg degga ah ee(RSF).

Safiirka Midowga Yurub oo lagu weeraray gurigiisa Khartuum
Post

Safiirka Midowga Yurub oo lagu weeraray gurigiisa Khartuum

Khartuum (Raxanreeb ) Magaalada Khartuum Caasimadda Suudaan waxaa hoygiisa lagu weeraray Safiirka Midowga Yurub ee Dalkaas Aidan O’Hara waxaana soo gaaray dhaawac fudud sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan EU-da. Diblumaasigaan u dhashay Ireland ayaa la shaqeeyay in dhaawiciisa uu yahay mid fudud oo aan halis badneed kaddib markii koox hubeysan oo loo maleyno in ay...

UK : Kate Foster oo lagu bedelay  Mr. Michael Nithavrianakis
Post

UK : Kate Foster oo lagu bedelay  Mr. Michael Nithavrianakis

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Ingiriiska ayaa soo magacowday danjire cusub oo u qaabilsan Soomaaliya, kaas oo beddelaya safiirkii hore Ms. Kate Foster Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah u magacowday Mr. Michael Nithavrianakis in uu noqdo safiirka cusub ee u qaabilsan Soomaaliya. Safiirka cusub Michael Stephen Nithavrianakis waxa  uu xafiiska la wareegayaa bisha soo socota...

Hoobiyaal lagu  garaacay saldhig ciidanka Jubbaland ee Kismaayo
Post

Hoobiyaal lagu  garaacay saldhig ciidanka Jubbaland ee Kismaayo

Kismaayo (Raxanreeb ) Dad ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka  Jubbada Hoose ayaa Raxanreeb u sheegay in  kooxda Al- Shabaab hoobiyaal ay ku garaaceen deegaanka Baarsanguuni ee duleedka Kismaayo. Hoobiyaashan ayaa ku dhacay sida dadka deegaanka ay sheegeen saldhigyo ciidanka maamulka Jubbaland ay ku lahaayeen deegaanka Baarsungnuni  halkaas oo laga soo wariyay khasaare  dhimasho iyo...

Taliye boolis oo lagu dilay Beledwayne & Xaaladda sida ay tahay
Post

Taliye boolis oo lagu dilay Beledwayne & Xaaladda sida ay tahay

Beledwayne (Raxanreeb ) Kooxo hubeysan ayaa galinkii dambe ee maanta magaalada Baladweyne waxaa ay ku toogteen  Taliye ku-xigeenkii Hore ee Saldhiga Booliska Magaalada Baladweyne Taliyahan ayaa lagu magacaabi jiray   Taliye Nuur Xasan Bidaar  waxaana la sheegay in caawa halkaas  ay ka socdaan howlgal xooggan oo dad badan lagu soo qab qabtay. Dilka ayaa waxaa uu...