Month: April 2023

Muuse Biixi oo canaan kala kulmay beesha Caalamka
Post

Muuse Biixi oo canaan kala kulmay beesha Caalamka

Hargaysa (Raxanreeb ) Saxiibada Caalamka ee Soomaaliya oo ka kooban Belgium, Canada, Denmark, Midowga Yurub, Finland, France, Germany, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Sweden, Türkiye, UK iyo Mareykanka ayaa wada-hadal Khadka taleefonka kula yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Bayaan kasoo baxay Midowga Yurub ayaa lagu sheegay inay madaxweyne Muuse Biixi kala hadleen dagaalka magaalada Laascaanood...

Soomaalida ku nool Sudan oo u baahan in la soo daadgureeyo
Post

Soomaalida ku nool Sudan oo u baahan in la soo daadgureeyo

Khartoum (Raxanreeb )Magaalooyin ka mid ah dalka Sudan waxaa ka soconaya dagaalka  xooggan oo sababay dhimasho iyo dhaawac , waxaana barbarsocdo barakac xooggan oo ay sameynayaan dadka u dhashay dadkaas iyo dadka ajaaniibta ah. Sudan waxaa ku nool dad badan oo Soomaaliyeed oo ay ku jiraan arday waxbarasho u  joogta dalkaas oo dagaalo ay ka...

Diyaarado dagaal miyaa ka qayb qaadanaya dagaalka  Hiiraan ?
Post

Diyaarado dagaal miyaa ka qayb qaadanaya dagaalka  Hiiraan ?

Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka aan ka helaynayo deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan  howlgal ka dhan ah Al- Shabaab ,kaas oo ay ka qayb qaadanayaan ciidanka Dowladda iyo kooxaha deegaanka Howlgalkan ayaa lagu soo waramayaa in  markan ay ka qayb qaadanayaan diyaarado dagaal sida ay sheegeen saraakiil ciidan...

MUQDISHO : Qarax “ismiidaamin” ah oo ka dhacay Iskuul-Bulusiyo.
Post

MUQDISHO : Qarax “ismiidaamin” ah oo ka dhacay Iskuul-Bulusiyo.

Muqdisho(Raxanreeb)Magaalada Muqdidho waxaa dhacay qarax ismiidaamiin ah oo la sheegay inuu fuliyay qof naftii halige ah. Qaraxan  ayaa ka dhacay saaka agagaarka School Buliisiya & inta u dhaxaysa Isbitaalka Yarmademeeli  waxaana ka dhashay waxyeelo dhaawac u badan sida ay sheegeen goobjoogayaal ah. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in nin mooto watay uu isku qarxiyay dhallinyaro...

Maxaa ka socda deegaanadii Dowladda ay kala wareegeen Al- Shabaab ?
Post

Maxaa ka socda deegaanadii Dowladda ay kala wareegeen Al- Shabaab ?

Budbud (Raxanreeb ) Ciidanka dowladda iyo kuwa Daraawiishta Galmudug oo iskaashanaya ayaa Al-shabaab  kala wareegay deegaanka Budbud oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ee Dowlad Gobaleedka Galmudug. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sarreeyo Guuto Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in deegaanka laga saaray. Ciidamada dowladda iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa...

Dowladda Soomaaliya ‘’ way ka walacsan tahay Soomaalida Sudan ‘’
Post

Dowladda Soomaaliya ‘’ way ka walacsan tahay Soomaalida Sudan ‘’

Khartuum (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka wal wal qabta xaalada ay ku sugan yihiin Soomaalida dalka Sudaan ,halkaas oo iska hor  imaadyo ay ka soconayaan kuwaas oo gaysanaya dhibaatooyin badan. War ka soo  baxay wasaaradda arrimaha dibadda  iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa lagu muujiyay sida Dowladda Soomaaliya ay ugu xun tahay ...

Ciidan cusub oo waddooyinka Muqdisho howlgal ka wada
Post

Ciidan cusub oo waddooyinka Muqdisho howlgal ka wada

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa waddooyinka magaalada Muqdisho  tan iyo inta la  guda galay bisha Ramadaan ee waxa ay ka wadaan – howlgalo xoogaan oo ay amniga ku sugayaan. Waddooyin badan oo caasimadda ah waxaa xiliyada habeenkii ah lagu arkayaa ciidamo kuwa sida gaar ah u tababaran oo  baaritaan ku samaynaya Bajaajta iyo...