Month: April 2023

Shir ku saabsan “aayaha” ATMIS oo ka furmaya Kampala
Post

Shir ku saabsan “aayaha” ATMIS oo ka furmaya Kampala

Kampala (Raxanreeb) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala, halkaas oo uu ka ga qeyb-galayo shir-madaxeedka dalalka Ciidamadooda  ka qeyb-qaadanayaan xasilinta iyo nabadda dalkeenna (ATMIS), iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay shirka ku soo bandhigayso sida ay uga go’an tahay in ay la wareegto amniga dalka dhammaadka sannadka soo socda. Madaxda...

MD Xasan Sheekh muxuu ka jeedin doonaa Shirka Kambala ka dhacaya ?
Post

MD Xasan Sheekh muxuu ka jeedin doonaa Shirka Kambala ka dhacaya ?

Kambala (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Kambala ee dalka Uganda kaga qayb galaya shir looga hadlayo howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS Shirka ka dhacaya magaalada Kambala ayaa sidoo kale lagu soo hadal qaadi doono sidii loo sii ambaqaadi lahaa wajiga labaad ee  howlgalka Dowladda  ee ka dhanka ah Al- Shabaab. Inta uu kulanka...

Khartoum  oo gantaalo lagu garaacay markale
Post

Khartoum  oo gantaalo lagu garaacay markale

Khartoum (Raxanreeb ) Wararka aan ka  helayno magaalada Khartoum ee dalka  Sudan ayaa sheegaya in markale dagaal uu ka qarxay Sudan, inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhawaaqeen dhinacyada dagaallamaya. Militariga Sudan ayaa la soo sheegayaa in  drone u adeegsadeen si ay dagaalyahannada uga celiyaan goob saliidda lagu sifeeyo oo ku taalla Bahri, oo ah magaalada...

Villa Somalia miyaa doonaysa in dalka ay sii joogaan ciidanka ATMIS?
Post

Villa Somalia miyaa doonaysa in dalka ay sii joogaan ciidanka ATMIS?

Muqdisho (Raxanreeb ) Warbixin dhawaan lagu daabacay wargeyska The East African ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu doonayo in ciidamada ATMIS ay sii joogaan Soomaaliya labo sano dheeraad ah wixii ka dambeeya 31-ka December 2024-ka oo qorshuhu yahay in ay baxaan. Laakiin, Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha, Xuseen Sheekh Cali, ayaa beeniyay...

BERBERA :  hal qof ayaa ku dhintay Guri ku dumay qoys danyar ah.
Post

BERBERA :  hal qof ayaa ku dhintay Guri ku dumay qoys danyar ah.

Berbera (Raxanreeb ) Guri ku yaalla Magaaladda Berbera gaar ahaanna xaafada Daaroole ayaa ku dumay qoys danyar ah oo deganaa. Qoyskan ayaa ka koobnaa illaa shan qof, waxaana gurigaas dumey ku geeriyoodey hal qof oo kamid ah qoyskaaasi. Sidoo kale waxaa jira dhaawacyo soo gaaray dadkii kale ee ku noollaa gurigaas dumey, iyadoo lagu daweynayo...