Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in gacanta ay ku hayso saraakiil ku lug leh musuq maasuq kaas oo ka dhacay garoonka. Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo war ka soo saaray xariga saraakiishan ayaa sheegay in xubnahan ay wajihi doonaan cadaaladda isla markaana ay ku raad joogaan xubno kale. Wax-isdabamarin ka dhex...
Month: April 2023
FAAHFAAHINTA : Qaraxyo , weeraro & howlgal ka dhacay Galgaduud
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda iyo Al- Shabaab oo ku dagaalamay Budbud, Kadib Weerar ciidamka ay ku qaadeen fariisimo ay ku sugnayeen Al- Shabaab. Goobaha lagu dagaalamay waxaa lagu soo waramayaa in hadda ay ku sugan yihiin ciidanka Dowladda Soomaaliya Dad ku sugan deegaanada dagaalada ay ka dhaceen ayaa sheegay in goobaha qaar ciidanka ay...
Gabar dhallinyaro aheyd oo maanta lagu diley caasimadda Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb )Dablay ku hubeysnaa Bustoolado ayaa maanta xaafada Jungal oo katirsan degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ay ku diley Gabar dhalinyaro aheyd oo lagu Magacaabi jiray Nicmo Cabdraxmaan. Alle ha u naxariistee marxuumadan ayaa kamid aheyd Shaqaalaha Isbitaalka Madiina ee magaalada muqdisho, sida ay sheegeen qaar kamid ah ehelkeeda Dad Goobjoogayaal ayaa sheegay in...
Shirkadda Wagner oo iska fogeysay iney ku lug leedahay dagaalka ka socda dalka Sudan
Madaxa shirkadda calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ee Wagner Group, Yevgeny Prigozhin, ayaa sheegay in shirkaddooda militariga ee gaarka loo leeyahay, aysan qeyb ka ahayn dagaalka ka socda dalka Suudaan in ka badan laba sano.
GALGADUUD : Ciidanka Dowladda & Al- Shabaab oo maanta fooda is daray
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas uu ka bilowday dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al- Shabaab. Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka socdo dhulka hawdka ah ee gobolka galgaduud gaar ahaan deegaannada kala ah; Cali Yabaal iyo Cowsweyne oo...
Kalluun si sharci darra ah loogu kalluumaystay xeebaha dalka oo la iibinayo
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Arbaca ah waxa Maxkamada Gobolka Banaadir lagu iibinayaa kullaan lagu qiyaasay 30Tan oo nooca Tuna ah , kaas oo si sharci darra ah loogu kulluumaystay xeebaha Soomaaliya. Warqad ka soo baxday maanta Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in kaluunkaas ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed , si sharci aan ahayna loogu...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Sudan oo kasii dareysa
Dagaallada ayaa weli ka socda dalka Sudan maalintii shanaad, iyadoo ciidamada Sudan iyo xoogagga taageerada degdega ah ee RSF ay isweydaarsadeen midba midka kale eedda jebinta xabbad joojinta, si loo sameeyo arrimaha bini’aadantinimo, oo 24 saacadood qaadatay laguna dhawaaqay Talaadadii.
Ciidamada DF iyo kuwa maamulka Jubbaland oo howlgallo kawada deegaannada maamulkaasi
Ciidamada Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa gaarka u tababaran ee DANAB & kuwa Daraawiishta DG Jubbaland ayaa howlgallo kawada deegaanno katirsan Gobolka Jubada Hoose ee Dowlad-Goboleedkaas.
‘’ Ma sii socon karto colaada Suudan ‘’ sidaas waxa yiri beesha Caalamka
Khartoum (Raxanreeb ) Beesha Caalamka ayaa ka walaacsan xabbad-joojinta burburtay ee Suudaan waxaana durba billowday kulamo lagu cadaadinayo dhinacyada Militari ee ku dagaalamaya Magaalada Khartuum Caasimadda Dalkaas. Wakiilada kala duwan ee Hay’adaha iyo dowladaha ee jooga Khartuum ayaa soo tebiyay in aanay sahlaneen xaaladda ka jirta Khartuum, fariimo loo diray ayaa loogu baaqay in ay...
Dilalka ka dhacay Muqdisho ma waxa u sabab ah hubka ama ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu soo hagagagayo xilligan amniga magaalada Muqdisho ka dib markii xaafadaha qaar ciidamo lagu daadiyay. Saraakiisha ciidanka Dowladda oo ku kulmay – magaalada Muqdisho ayaa sheegay, in wax badan ay ka qabteen amniga tan iyo markii la guda galay bisha Barakaysan ee Ramadaan. Waxa ay sheegeen Hay’adaha amniga...







