Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu furo kala fadhiga Barlamaanka maamulkaas . Madaxwaynaha Puntland ayaa maalmaha soo aadan gaari doona magaalada Garoowe ka dib ololihiisa doorasha ee uu ka waday deegaanada maamulka Puntland. Wararka horudhaca ah ee aan helayno ayaa sheegaya in arrimo xasaasi ah oo ku...
Month: June 2023
Hoobiyaal lagu garaacay Laascanood & khasaaraha ka dhashay
Laascanood (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas saaka markale laga maqlay madaafiic xooggan oo ku dhacayay xaafadaha qaar ee magaaalada. Waxa lagu soo waramayaa in hoobiyaashaas magaalada ay ku garaceen ciidanka militiriga ee Somaliland kuwaas oo ku sugan duleedka magaalada oo ay isku hor fadhiyaan iyaga...
Xamsa Barre oo magacaabay guddi ka shaqeeya maalmaha xorriyadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Xuska Sanad guurada 63aad ee ka soo wareegatay markii xurnimada la qaatay.
Dhallinyaro ku baa’baday qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax khasaare gaystay oo ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxan uu ahaa miino dhulka lagu aaso , isla markaana ay ku dhinteen ilaa afar qof. Dadka dhintay ayaa dhamaan ahaa dhallinyaro ku sugnaa xaafado ka mid ah degmada Hodan ...
PUNTLAND : Doorashada 3 Degmo oo la qabanayo & khilaafkii oo la xaliyay
Garowe (Raxanreeb ) Guddiga doorashada Puntland ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in xal laga gaarayo khilaafka siyaasadeed iyo midka amni ee hor istaagay qabsoomidda doorashada golaha degaanka Garowe iyo labo degmo oo kale. Guddoomiyaha guddiga doorashada Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha iyo odayaasha dhaqanku ay ku howlan yihiin xal ka gaaridda...
‘’Lama xalin khilaafka Gedo , duulimaadka keliya la fasaxay ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Dib waxaa u furmay duulimaadyadii rayidka ee tagi jiray degmooyin ka mid ah gobolka Gedo ka dib dadaalo ay sameeyeen siyaasiin ka soo jeeda gobolkaas. In kabadan toddobaad ayey duulimaadyadu hakad ku jireen taasoo uu sabab u ahayd khilaaf horay u jiray. Dadka maanta ka duulay gobolka gedo waxay u badnaayeen dad...
Israa’iil oo ka soo horjeesatay barnaamij Sacuudigu doonayo
Wasiirka tamarta Israa’iil ayaa ka soo horjeestay fikradda ah in barnaamij nukliyeer rayid ah oo ay horumariso Sacuudi Carabiya uu qeyb ka noqdo heshiis Mareykanka uu dhex-dhexaadiyo oo ay xiriir ku yeeshaan labada dal.
Mike Pence oo u sharraxan xisbiga Jamhuuriga isagoo doonaya Hoggaaminta Mareykanka
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Maraykanka Mike Pence ayaa si rasmi ah u xareeyay waraaqo uu ku doonayo inuu ku biiro Jamhuuriga u tartamaya jagada madaxtinimo ee dalkaasi.
Linda Yaccarino oo badashay Elon Musk iyadoo la weegtay Twitter
Linda Yaccarino, oo ah madaxa cusub ee shirkadda baraha bulshada ee Twitter-ka ayaa shaqo billowday kahor intii la filayay.
Akhriso: dhibane dhowaan lagu jir dilay xarunta ciidanka Taraafikada oo sheegay arrin layaab leh
Dhibane Ismaaciil Cabdi Cadaawe oo maalmo ka hor baraha bulshada lagu faafiyey muuqaalkiisa, iyadoo ay jir dilayaan ciidamada ilaalada wadooyinka ee Taraafikada ayaa bixiyey wareysigii ugu horeeyey.