Amina Isaq, and her nine children have been sleeping under a plastic sheet tied over some bushes in Luglow village since 22 July, when strong ocean winds in this part of Somalia’s Lower Juba region blew down their house. As the winds continue, Amino worries about the effect of the constant dust on her newborn...
Month: August 2023
Waa kuma Yevgeny Prigozhin?
TALLINN, Estonia (Raxanreeb ) Yevgeny Prigozhin, wuxuu ka soo jeedaa magaalada St Petersburg ee caasimadda Ruushka, oo ah isla halka uu ka soo jeedo madaxeynaha Rushka,Vladimir Putin. Xukunkiisii maxkamedeed ee ugu horeeyay wuxuu ku dhacay 1979 kii, isaga oo 18 jir ah, tuuganimo ayaa loo xiray laba sano iyo bar. Laba sano kadib, waxaa lagu...
Russian mercenary leader Prigozhin confirmed dead
TALLINN, Estonia (AP) — Mercenary leader Yevgeny Prigozhin, who led a brief armed rebellion against the Russian military earlier this year, was presumed dead Wednesday after a plane crash north of Moscow that killed all 10 people on board. Prigozhin was on the plane, according to Russia’s civil aviation agency, which cited the airline. The crash immediately...
Seddax degmo oo qaraxyo & dilal ay ka dhaceen oo ciidanku ay tageen.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa howlgal ka fuliyay xaafado dhawr ah oo ka mid ah magaalada Muqdisho si amniga lagu sugo. Degooyinka howlgalada ciidanka ay ka fuliyeen waxa ka mid ah degmooyin ka dhacee maalmihii la soo dhaafay ay ka dhacayeen falal amniga lidki ku ah. Heliwaa, Yaaqshiid iyo Warta...
PUNTLAND : Waqtiga doorashada Golayaasha deegaanka oo la shaaciyay
Garoowe (Raxanreeb ) Dowlad goboleedka Puntland ayaa war ka soo saartay waqtiga ay tahay in deegaanada maamulkaas ay ka dhacayaan doorashooyinka Golayaasha deegaanka oo si aad ah isha loogu wada hayo . War soo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u bilaaban doonaan doorashooyinkaaas oo qaban qaabadeeda...
Meta releases AI model for translating speech between dozens of languages
NEW YORK, Aug 22 (Reuters) – Facebook parent company Meta Platforms (META.O) on Tuesday released an AI model capable of translating and transcribing speech in dozens of languages, a potential building-block for tools enabling real-time communication across language divides. The company said in a blog post that its SeamlessM4T model could support translations between text...
QRCS, KRCS distribute food parcels among drought-affected in Somalia
In cooperation with Kuwait Red Crescent Society (KRCS), Qatar Red Crescent Society (QRCS) has completed the ‘Food Parcels for IDP Camps’ project in Somalia. In a statement, QRCS said that the QR713,441 project saw the distribution of diverse food parcels to 2,084 families, or 14,588 people, in need of emergency food. In coordination with the...
Healthcare hits new lows in Somaliland as conflict reaches new highs
Las Anod, Somaliland – Eight months into a conflict between armed forces of the breakaway state of Somaliland and local Dhulbahante militias in Las Anod, Somalia, hospitals in the embattled city are desperately working to maintain lifesaving supplies. Although the conflict has been effectively reduced to a deadlock, with neither the Somaliland forces nor the Dhulbahante...
Hanti dhawrka oo dul hoganayaan fadeexooyin miyuu is casilayaa ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxa Ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa gafafka, hagardaamooyinka, khaladaadka iyo qiyaanooyinka Qaran ee Md. Ahmed Guutaale (Hantidhawraha Guud) uu ku kacay intii uu joogay Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka. 1. In Hantidhawruhu amray wax ka bedelka Hidise-sharciyeedka XHGQ ee ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaankii 10aad iyadoo wax kabedelka aan lagu saleyn halbeeg...
DHallin-Yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 3aad
(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Waxaa marar badan muuqanay khayaano iyo dhagar khatar ah oo xeeladeysan inay ka dambeyso dadka Orommada ah ee dalka ku soo yaacay, mana aha mid la qarinayo oo waxaa si caddaan ah marar badan aad shacabka uga maqleysaa inay dantoodu tahay is fidin iyo dhul raadin ay...




