Month: August 2023

ARGAGAX :  5 caruur  oo walaal ah oo aano qabiil darteed loo dilay
Post

ARGAGAX :  5 caruur  oo walaal ah oo aano qabiil darteed loo dilay

Galaadi (Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shan wiil oo aad u yar yar aano qabiil loogu dilay degaan hoos-tago Degmada Gallaadi  ee dowlad deegaanka Soomaalida Wiilashan la dilay oo kan ugu weyn uu jiro 13-sanno jir ayaa la sheegay xilliga la dilayay ay ka tageen goob xaflad aroos...

Dhaqdhaaqyada ciidanka DFS ay ka wadaan Galgaduud
Post

Dhaqdhaaqyada ciidanka DFS ay ka wadaan Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka Goobjoog ay ka helayso deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ayaa sheegaya in ciidanka Dowladda Soomaaliya ay u wajahaysteen   deegaanada gobolkaas ay kaga sugan yihiin Al- Shabaab. Ciidanka Dowladda ee ku sugan  deegaanada Ceeldheer iyo Masagawey ayaa saaka dhaqaaqay waxayna Isku fidiyeen dhulka Hoodka ah Ee ku aadan dhanka Baraag Sheikh...

Wasiir qarka u fuulay in xilka laga tuuro oo raalli galin bixiyay
Post

Wasiir qarka u fuulay in xilka laga tuuro oo raalli galin bixiyay

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan  Macallin ayaa maanta markale waxa uu hortagay xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Xasan Macallin ayaa  fadhigaan kii ka horeeyay waxa  uu  Golaha shacabka ku amray inuu dib  u laabto ka dib markii uu ka soo dib dhacay waqtiga loogu  tala galay inuu yimid...

Safaarado  ku yaalla Soomaaliya oo eedo wajahaya
Post

Safaarado  ku yaalla Soomaaliya oo eedo wajahaya

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah Shirjaraa’id oo magaalada Muqdisho ku qabtay hanti dhawrka Qaranka ayuu ku faahfaahiyay warbixin sanadla ah oo ay ku baarayeen xafiisyo Dowladeed iyo safaaradda. Hanti dhawrka oo lagu magacaabo Axmed Ciise Guutaalle ayuu sheegay in warbixintooda ay ku ogaadaan in safaaradaha qaar daqliga soo galay aan u adeegsan si...

Itoobiyo dagaalo ayaa ka socda & xarumo Dowladeed oo lala wareegay
Post

Itoobiyo dagaalo ayaa ka socda & xarumo Dowladeed oo lala wareegay

Adis Ababa (Raxanreeb ) Dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga Itoobiya iyo maleeshiyaad deegaanka ah oo kasoo jeeda gobolka Amxaarada ayaa ka socda magaalooyin kuyaalla ismaamulka Amxaarada. Warbaahinta taageerta maleeshiyaadka mucaaradka ayaa ku waramaya in ay qabdsadeen xarumo muhiim ah ay ku jiraan garoomo diyaaradeed, waxa ay sidoo kale sheegeen in ay kusii siqayaan...

MD  Sheekh muxuu ku qanciyay Odayaasha Ceelbuur ?
Post

MD  Sheekh muxuu ku qanciyay Odayaasha Ceelbuur ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo culays ka haystay beelaha , dega galgaduud si gaar ah Ceelbuur ayaa kulan la qaaday odayaasha deegaanka. Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa  kala – hadlay Odayaasha dhaqanka Deegaankaas  ka soo jeeda  howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee la doonayo in dhawaan uu bilowday. Xasan Sheekh ayaa odayaasha...