Madaxii kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner, Yevgeny Prigozhin, ayaa lagu aasay qubuuro gaar ah oo ku yaalla magaalada St. Petersburg ee dalka Ruushka.
Month: August 2023
Ujeedka safarka Xamse ee Shabeellaha Dhexe & xog dheeraad ah
Aadanyabaal (Raxanreeb ) Ra’iisulwasaare Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray maanta taliska ciidamada Xoogga ee dagaalka ee dagaalka sugan degmada Aadan Yabaal ee Shabeellaha Dhexe. Ujeedka safarka ra’iisul wasaaraha ayaa la xiriira howlagllada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda halkaasi, isaga oo u tegayo in la xoojiyo abaabulka ka socda HirShabelle. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
3,000 oo ka tirsan ATMIS oo dalka ka baxaya sida ugu dhaqsiyaha badan
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa soconaya qorshe lagu doonayo in ciidanka ATMIS ay kaga baxaan dalka si amniga ay ula wareegaan ciidanka Dowladda Soomaaliya. Howlgalka ATMIS ayaa sheegaya in dhamaadka bisha September ay qorshaynayaan in cutubyo badan oo howlgalka ATMIS ah dalka ay baxaan kuwaas oo qayb ka ah daabulida ciidanka ATMIS. Taliyaha Ciidamada ATMIS Jeneraal...
GABON : Afgambi ayaa ka dhacay MD Bongo xabsi guri ayuu ku jira
Gabon (Raxanreeb ) Saraakiisha ciidamada ayaa ka soo muuqday telefishinka qaranka Gabon iyagoo sheegay inay la wareegeen xukunka. Waxa ay sheegeen in ay baabi’inayaan natiijadii doorashadii Sabtidii ka dhacday dalkaasi oo lagu dhawaaqay in madaxweyne Cali Bongo uu ku guuleystay. Iyaga oo kasoo muuqday TV-ga Gabon 24, ayaa saraakiishan sheegeen inay matalaan dhammaan ciidamada ammaanka...
Sheekh Shariif ”Fursad hala siiyo Nabadda Laascanood ”
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee dowladii KMG Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in la joogo waqtigii wada hadal lagu dhameyn lahaa xiisada ka taagan magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Shariif Sheekh Axmed waxa uu sheegay in dagaalka ka dhacay Laascanood dadkii ugu badnaa ay isaga barakaceen magaalada Laascanood kuwaas oo ku dayacan meelo kala...
MD Xasan Sheekh miyuu raalli-galin ugu tagayaa Cali JAYTE ?
Beledwayne (Raxanreeb ) Sida ay sheegayaan xogaha laga helayo xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegaya in madaxwaynaha uu tagi doono degmada Maxaas. Ujeedka ugu wayn ee safarka Madaxwaynaha ayaa ah sidii , halkaas ugala kulmi lahaa Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan oo xilka laga qaaday . Waxa la sheegayaa in...
DHallin-Yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! Qaybtii-9aad
(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Wax badan oo DHallin-Yarrada Soomaaliyeed ahaayeen, xaggee bay inanga mareen?! Odeygii guriga lahaa iyo miskiinkii waa ay is af garteen, waxaana laysku gacan qaaday si farxad ku jirto, isla mar ahaantiina odaygii reerka gacanta haysta Miskiinkii ayaa tusay qol yar oo irriddiisu banaanka ahayd oo inta...
Kenya refunds for KDF troops in Somalia up 93pc to Sh6.9bn
Kenya received Sh6.98 billion in reimbursement for its troops fighting Al-Shabaab militia in Somalia in the financial year that ended June, which translates to a 93 percent jump ahead of full withdrawal from the peacekeeping mission in under two years. The refunds from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), formerly the African Union...
Al Shabaab militants seize five towns in Somalia
Somalia’s pro-government forces vacated five towns in the East African country’s central region after a deadly attack by militants of the al Shabaab extremist group, Somali Guardian reported on Tuesday. On Monday, the army emptied the towns of Wabho, Osweyne, Budbud, Gal’ad and Masagaway in Galmudug Administration, the media outlet said. According to the online...
Group of Minnesotans officially becomes US citizens at State Fair
The Minnesota State Fair is one of the most quintessentially Minnesotan events each year, and what better way to celebrate the fair than by officially becoming a citizen? Monday morning, a group of around 25 people participated in a naturalization ceremony and officially became American citizens. It’s the first time the fair has had naturalization...