Month: August 2023

Mahad Salaad iyo Shuute oo ku sigtay inay gacanta u galaan Al-Shabaab
Post

Mahad Salaad iyo Shuute oo ku sigtay inay gacanta u galaan Al-Shabaab

Ceelbuur (Raxanreeb ) Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Maxamed Salaad iyo Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur (Shuute) oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa si dirqi ah uga badbaaday in ay gacanta u galaan Kooxda Al-Shabaab. Mahad Salaad iyo Shuute ayaa la socday diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ku sii...

Post

Somaliland/SSC Khatuumo: Somaliland Government was Always Wrong

Having been observing Somali politics for a number of years, the defeat of the Somaliland forced in Goojcade was inevitable. This is the case because the war lacked political legitimacy, was injustice and doomed to fail all the time. The uprising in Lascaanod was born out of the conditions and violence/insecurity the local residents felt...

Post

Duale warns Lamu against helping al Shabaab raiders

Defence CS Aden Duale has accused some residents of Lamu of collaborating with al Shabaab in their attacks. Touring the county on Saturday, he said it is suspicious that terrorists can conduct raids and killings in villages and leave without a trace. advertisements“It’s surprising for you to fail to spot al Shabaab moving all the...

Post

Four migrants killed after boat sinks off Greek island of Lesbos

our migrants and refugees have died and 18 rescued after the boat they were travelling on capsized off the Greek island of Lesbos, according to Greek authorities. A patrol picked up 22 people in the Aegean Sea, but four of them were dead, the Hellenic Coast Guard said on Monday in a brief statement. advertisementsThe...

DHallin-Yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 7aad
Post

DHallin-Yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 7aad

(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) AMISOM/ATMIS waxay ilaalinaysaa kuwa dalka boobaya ee kala qoqobay! Adiga yaa dadkaaga iyo dalkaaga kuu ilaalinaya?!… Dalka waxaa loo diyaariyay dhagar aad loo soo qorsheeyay oo si taxaddar ku jiro looga fekeray oo looga fiirsaday, looguna talo galay in lagu hantiyo taladiisa mustaqbalka fog. Markii la ogaaday inaan xoog...

Axmed Madoobe  Muxuu ku dhaliilay howlgalada ka socda Galgaduud ?
Post

Axmed Madoobe  Muxuu ku dhaliilay howlgalada ka socda Galgaduud ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Deegaano badan oo ka mid ah gobolka galgaduud waxaa ka soconaya howlgalo ujeedkoodu uu yahay  in lagu jabiyo kooxda Al- Shabaab. Howlgalkan oo ah wajiga labaad ee dhacaya  Galmudug iyo Hiiraan waxaa u tagay sidii uu la dar dar galin lahaa Dhuusmareeb Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Hada...

Khilaafka saraakiisha hoggaanka howlgalada  oo saameeyay dagaalka AS
Post

Khilaafka saraakiisha hoggaanka howlgalada  oo saameeyay dagaalka AS

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa isaga soo baxay deegaano dhawar ah oo ay ka qabsadeen kooxda Al- Shabaab ee gobolka Galgaduud halkaas oo ay ka socdaan howlgalo. Sababaha dib ugu soo gurashada deegaanada qaar ayaa la sheegay in ay salka ku hayo khilaaf u dhaxeeya saraakiisha hoggaaminaysa dagaalka ka socda  gobolka Galgaduud ....