Month: August 2023

Shir ay ka maqan tahay PUNTLAND oo maalinkii labaad ka socda Dhuusmareeb
Post

Shir ay ka maqan tahay PUNTLAND oo maalinkii labaad ka socda Dhuusmareeb

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Maalinkii labaad waxa magaalada Dhuusmareeb ka soconaya shirka madasha wadatashiga Qaran ee madaxda Dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyda. Shirkan ayaa looga hadlayo inta badan xaaladda dalka , iyo howlgalada ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Shirkan waxaa ka maqan Dowlad goboleedka Puntland ee uu madaxwaynaha...

Post

KSrelief continues humanitarian work in Yemen, Somalia and Lebanon

RIYADH: The King Salman Humanitarian Aid and Relief Center (KSrelief) launched projects in Yemen, Somalia and Lebanon. In Mogadishu, Somalia, the kidney dialysis center at Banadir Hospital continued providing its medical services with the support of KSrelief. advertisementsThe center catered to 83 patients in July and scheduled 190 dialysis sessions. In Lebanon, KSrelief implemented the...

Maalintii 10aad oo Muqdisho uu ku afduuban yahay Weriye Bulbul
Post

Maalintii 10aad oo Muqdisho uu ku afduuban yahay Weriye Bulbul

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta waa maalinkii 10aad ee uu Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Mohamed Ibrahim Bulbul ku jiro xarig sharci darro ah. Saaka waxaa loo ballansanaa in Bulbul la horkeeno Maxkamadda Gobolka Banaadir, hase yeeshee saraakiisha CID ayaa keeni waayeen iyagoo ku andacooday inaysan weli sameynin baaritaan. Sidaas...

Dhallinyarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 5aad.
Post

Dhallinyarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 5aad.

(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) DHaqan xun-xun oo ay fidinayaan iyo dhallan rogga Waa barnaamij lagu talo galay! Waxaa shaki la’aan ah inaan ka dheregsanahay dabeecadaha musuqmaasuqa ah ee ay shisheeyuhu bareen mujtamacii gaar ahaan siyaasiyiinta Soomaaliyeed. Waxaynu ognahay in dhaqankaas uu runtii si baahsan u taabtay guud ahaan nolosha bulshada gaar ahaan...

Doorasho ka bilaabatay dalka Gabon
Post

Doorasho ka bilaabatay dalka Gabon

Goobaha codbixinta ayaa ka furmay dalka Gabon, halkaasoo madaxweyne Ali Bongo uu doonayo inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxtinimada. Waxaa jira walaac baahsan oo ku saabsan codeynta. Midowga Yurub laguma martiqaadin inay soo diraan goobjoogeyaal waxaana la muujiyay cabsi ku saabsan xadgudubyada xuquuqda aadanaha. Wararka ayaa sheegaya in maamulka Gabon uu sidoo kale diiday codsiyo aqoonsi oo uga yimid saxafiyiinta caalamiga ah.