Gaza (Raxanreeb) – Xoghayaha guud ee Xizbullah Xasan Nasrallah ayaa khudbad uu jeediyay kusheegay waxa Gaza kasocdo iney tahay dhac weyn oo qatar ku ah Caalamka iyo gobolka. “Waxa kasoo bixi doona dhimashada iyo burburka Gaza waxey noqon doontaa mid aan Isra’iil looga hari doonin” ayuu yiri Xasan Nasrallah. Sidoo kale, Xasan Nasrallah ayaa waxa uu...
Month: November 2023
Mira dhali ma noqon doonaa dadaalada la isugu keenayo mucaaradka Puntland & DENI ?
Garoowe(Raxanreeb )Madaxwaynaha waqtiga uu ka sii dhamaanayo ee Puntland Saciid Cabdullaahi DENI oo ku adkaysanaya , doorasho qof iyo cod ah iyo xubnaha mucaaradka oo diidan oo is biirsaday ayaa xaalad hubinti la’aan ah ku keentay Puntland. Dadaalo lagu doonayo in lagu dhax dhaxaadiyo dhinacyada is haya ee mucaaradka iyo Saciid Deni ayaa dhawr jeer...
Netanyahu ” Falastiiniyiintu ma maamuli doonaan Gaza”
GAZA (Raxanreeb ) Markii uu soo baxay warka ku saabsan in Falastiniinta ay maamuli doonaan Gaza dagaalka ka dib waxaa arinkaas ka biyo diiday oo diiday Ra’iisulwasaaraha Israel Netanyahu. Waxa uu sheegay Ra’iisulwasaraha Israel in Gaza ay tahay meel ay maamuli doonaan Israel dhulkaasna uu yahay mid iyaga hoostagi doona ka dib dagaalka ka dib....
Madaxda quwadaha dunida ugu weyn oo ka shiraya arrimaha xaasaasiga ah ee taagan
Madaxweyne Joe Biden ayaa markii ugu horreysay muddo sannad ah si fool-ka-fool ah ula kulmi doona Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping Arbacada soo socota, sida uu sheegay Aqalka Cad, iyagoo ka wadahadlaya dublamaasiyad heerkeedu sarreeyo oo lagu doonayo in lagu xakameeyo xiisadda u dhexeysa labada quwadood ee adduunka ugu awoodda badan.
Madaale oo booqday goobo biyo dageen ah
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay qaaday tallaabo deg-deg ah oo uu maamulkiisa uga jawaabayo xaalad soo wajahday Muqdisho oo ay ku dhufteen roobab daadad xoogan wata.
Boliiska Turkiga oo gacanta ku dhigay Dritanoo ka ganacsada daroogada
Istanbul (Raxanreeb) Boliiska wadanka Turkiga ayaa gacanta kusoo dhigay shaqsi lagu sheegay in uu ahaa hoggaamiyhii ugu weynaa kooxda daroogada iyo burcada ka ganacsatada waxyaalaha maanka dooriya, isagoo soo qabashadiisa ey qaadatay waqti dheer. Sidoo kale, War qoraal ah oo kasoo boliiska dalka Turkiga ayaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay Dritan Rexhep oo...
Degmada Mahadaay oo laga barakacayo + sababta
Xaalad deganaasho la'aan oo adag dhanka nolosha ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka taagan tahay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kadib markii ay iskugu darsoomeen laba arrin oo kala ah fatahaadda wabiga Shabelle iyo daad ka dhashay roobab xoogan oo saacadihii lasoo dhaafay ka da’day degmadaasi.
QM oo hakisay bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya
NEW YORK (Raxanreeb) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa hakiyay muddo saddex bilood ah ka bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya, ka dib markii waddamada ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya ay soo codsadeen. Ciidamada ATMIS ayaa la sheegay inaan looga maarmiin inay dowladda tabarta daran ee Soomaaliya ka difaacaan kooxda Al-Shabaab oo dagaallo ay kula...
UK, Ethiopia launch peace program to mitigate instability along Ethiopia-Kenya-Somalia
The British Embassy in Addis Abeba together with Ethiopian Foreign Affairs and Peace ministries as well as the Somali regional government have launched a peace and security program dubbed ‘Deris Wanaag’ aimed to bolster resilience against violent extremism in the Ethiopia-Kenya-Somalia borderland regions. According to a press release sent to Addis Standard the UK will...
Once-in-a-century flooding swamps Somalia after historic drought -UN
The United Nations has described floods that uprooted hundreds of thousands of people in Somalia and neighbouring countries in East Africa following a historic drought as a once-in-a-century event. Around 1.6 million people in Somalia could be affected by the heavy seasonal downpours, which have been worsened by the combined impact of two climate phenomenons,...







