Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta gargaar deg-deg ah u dirtay gobolka Gedo oo ay ku dhufteen fatahaado iyo daadad is wata kadib roobab ka da’ay gobolkaas.
Month: November 2023
Regional rainfall outlook: IGAD calls for enhanced preparedness, emergency response
Regional weatherman has called on national governments and humanitarian organisations to enhance preparedness and emergency response in the wake of heavy rainfall. This is as per the latest warning by Nairobi-based IGAD Climate Prediction and Applications Centre (ICPAC) released on Wednesday The ICPAC report usually covers Kenya, Uganda, Tanzania, Somalia, South Sudan, Ethiopia, Sudan, Burundi...
Is landlocked Ethiopia starting another war over ports in Horn of Africa?
Since 1991 when Eritrea gained independence from neighbouring Ethiopia, one of the world’s oldest countries and Africa’s second most populous country, has been landlocked. With Eritrea in control of the Assab port that had serviced Ethiopia for decades, access to ports became a major talking point in Ethiopia, and just a year after the end...
GAZA uma roona hadalka Aqalka cad -qorshe fog
Gaza (Raxanreeb ) Aqalka Cad ayaa ka welwalsan suurtagalnimada dib u qabsashada Gaza ee Israa’iil, kaddib markii hoggaamiyaha waddanku uu tilmaamay in ciidamada Israa’iil ay la wareegi doonaan “mas’uuliyadda guud ee amniga” ee aaggaasi. Mar la waydiyey in la miisaamo qorshaha fog ee Gaza intii lagu guda jirey waraysi uu siiyey CNN Talaadadii, afhayeenka Golaha...
Dhallinyaro badan oo lagu dilay K. Afrika & dilalka oo xargaha goystay
Cape Town (Raxanreeb ) Dhalinyaro Kale Oo Soomaali Ah Oo Caawa Lagu Dilay Dukaan Ku Yaala Degmada Philippi ee Magalada Ee Cape Town. Yusuf Mohammed Taakow iyo Maxamed Deeq Muxudiin Dhaakul, ayaa lagu dilay hal goob oo dukaan ganacsi ah oo ay ka wada shaqeeysan jireen oo ku yaala xaafad Hoostagta Phillipi ee magaalada Cape...
El Niño floods ravage Somalia, leaving 29 dead and 850,000 affected
A devastating wave of El Niño-induced floods has left a trail of destruction across Somalia, with reports of 29 casualties and an estimated 850,000 people affected in nine regions. The disaster management agency released these grim statistics on Wednesday as the nation grapples with one of the worst flooding events in decades. The International Organization for Migration...
WARBIXIN : Muqdisho oo roob uu kala gooyay & xaaladda caasimadda
Muqdisho (Raxanreeb) 24 kii saac ee la soo dhaafay waxa magaalada Muqdisho ka da’ay roob xooggan oo saamayn ku yeeshay is socodka dadka iyo gadiidka magaalada. Waxaa aad cariiri u ah adeegsiga dadwaynaha iyo gadiidka ee magaalada Muqdisho taas oo ka dhalatay wadooyin muhiim ah oo caasimada ah oo roobka uu kala jaray. Waddooyinka qaar...
SSC oo dusha ugu tuurtay dagaal dhaxmaray [ iyaga ] Somaliland
Laascanood (Raxanreeb ) Ciidanka Somaliland iyo kuwa maamulka dhawaan- galka ah ee SSC Khatumo ayaa maanta oo Arbacaha dagaal uu ku dhaxmaray deegaano ka mid ah SSC- Khaatumo. Dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa in dagaalka uu ka dhashay kaas oo kala garaay dhinacyada dagaalamay sida goobjoogayaashu ay sheegeen. Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa...
Wararkii ugu danbeeyay ee Gaza & QM oo sheegtay..
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku baaqay xabbad-joojin bini’aadantinimo oo laga sameeyo Gaza, taasoo uu sheegay inay noqotay “xabaasha” boqollaal carruur Falastiiniyiin ah maalin kasta, iyadoo golaha ammaanku uu yahay mid aan waxba ka qaban karin.
Sawirro: Danjire Tarsan oo soo gabagabeeyay diblumaasiyaddii Kenya
Munaasabad sagootin ah ayaa maanta loogu qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo soo gaba-gabeeyay mudadii uu ahaa safiirka dowladda federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya.




![SSC - Khaatumo iyo Somaliland SSC oo dusha ugu tuurtay dagaal dhaxmaray [ iyaga ] Somaliland](https://raxanreeb.com/wp-content/uploads/2023/11/SSC-Khaatumo-iyo-Somaliland-360x360.png)

