Finnish border guards and soldiers have begun erecting barriers including concrete obstacles topped with barbed-wire at some crossing points on the Nordic country’s lengthy border with Russia Finnish border guards and soldiers have begun erecting barriers including concrete obstacles topped with barbed-wire at some crossing points on the Nordic country’s long border with Russia to...
Month: November 2023
Charting Djibouti’s economic odyssey
Djibouti’s geographical positioning, straddling the junction of Africa and the Arabian Peninsula, has recently thrust it into a crucial role in the sphere of global economics. This nation transcends its military significance, using its political stability as a platform to mediate regional conflicts and develop a sophisticated seaport infrastructure. This article ventures deep into the...
Vehicle explodes at Niagara Falls, forcing US-Canada border closings
WASHINGTON (Reuters) – A vehicle exploded on Wednesday on the Rainbow Bridge linking Canada with the United States at Niagara Falls, prompting authorities to close that border crossing and the three others between western New York and southern Ontario, officials said. The FBI Joint Terrorism Task Force was mobilized to investigate the incident, according to...
Somaliland & Khaatumo oo markale dagaal ku dhaxmaray Laascanood
Laascanood (Raxanreeb ) Ciidanka SSC – Khaatumo iyo kuwa Somaliland ayaa markale lagu soo waramayaa in dagaal ragool celis ah uu ku dhaxmaray duleedka magaalada Laascanood ee gobolka Sool Sida wararku ay sheegayaan dagaalkan ayaa daba socda dagaal goor sii horeysay oo shalay ah deegaanka Buq-dharkayn ee galbeedka gobolka Sool ku dhaxmaray labada dhinac. Dhawaqa...
Hooyooyinka Puntland oo u hoyonaya afaafka xarunta Baarlamanka & cabsi taagan
Garoowe (Raxanreeb ) Qaar ka mid ah haweenka Puntland iyo Haween kale oo ka yimid deegaanada SSC-Khaatumo ayaa sheegay inay caawa seexanayaan afaafka hore ee xarunta golaha wakiilada Puntland. Wararka RBC uu ka helayo caawa magaalada Garoowe ayaa sheeegaya in magaalada uu ka socdo dadaal lagu doonayo in fadhiga Barlamaanka ee beri uu khalalase ka...
SSC oo warsaxaafadeed kasoo saaray dagaal saakay ka dhacay duleedka Laascaanood
Maamulka cusub ee SSC ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaalka saakay ka billowday meel u dhow degmada Oog oo u dhaxeysa Buur-dharkeyn iyo Yeeyle ee gobolka Sool.
Laftagareen oo ka hadlay mowqifkiisa DKG
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagraeen), ayaa ka hadlay markii ugu horreeysay mowqifkiisa ku aaddan Dastuurka Kumeel Gaarka ee Soomaaliya.
Saboolnimo Hoggaamineed waxaa qoray Fahad Yaasiin
Hodantinnimo waa fiinta ugu saraysa ee hanaqaadka qofeed iyo kan qaran labadaba. Bulshaduna waxay baraare ku naalootaa kolkuu bislaado garaad wadareedkeeda. Haddiise uu kala dhantaalmo hanka ummadda iyo hab fakarka hogaankooda, waxaa dhexdooda fariista qabjab, waxayna qarka u fuulaan iney wax kasta iska mala awaalaan, waxayna la guurguuraan dareenka ay ka helaan wareerka sida qorshaysan amaba fawdada ah loogu soo dhex tuuro marba marka ka dabeysa.
Laftagareen & Xasan Sheekh maxay ku balameen si loo bedelo Dastuurka ?
Baydhabo (Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee isbedelaysa . Magaalada waxaa ku sugan xildhinaanada Barlamaanka ee ka soo jeeda deegaanada maamulkaas ka dib casuumad uu ka heleen Madaxwaynaha maamulkaas Cabdicasiis Laftagareen. Waxa sidoo kale magaalada Baydhabo gaaray Guddoomiyaha Golaha shacabka oo isagana...
Koonfur Afrika oo xiraysa safaaradda Israa’il , joojisayna xiriirka Diplomacy
South Afrika (Raxanreeb ) Baarlamaanka Afrika ayaa u codeeyay mooshin lagu dalbanayo in la xiro safaaradda Israa’iil ee Pretoria iyo in la hakiyo xiriirka diblomaasiyadeed iyadoo ay cirka isku sii shareereyso xiisadda u dhaxeysa labada dal ee ka dhalatay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Gaza, oo lagu tilmamay xasuuq lagu hayo Falastiin. Qaraarkaan ayaa sidoo...






