Month: December 2023

Maxamed Siciid Faroole ” Anigoo ka xun ayaa ka tagay xukuumadda DENI “
Post

Maxamed Siciid Faroole ” Anigoo ka xun ayaa ka tagay xukuumadda DENI “

Garoowe ( Raxanreeb ) War ka soo baxay Wasiirka Qorshaynta xukuumadda Saciid Deni Maxamed Saciid Faroole ayuu ku sheegay inuu isaga tagay xukuumadda Deni. Arintan ayuu salka uga dhigay Wasiirka talaabooyin uu ku qaaday Madaxwayne Saciid Deni oo ugu sii daraysa xaaladda hadda ka taagan arrimaha doorashooyinka . Qoraal uu ku baahiyay baraha bulshada ay...

Talaabo kale ee uu qaaday Saciid DENI oo ka caraysiisay Karaash.
Post

Talaabo kale ee uu qaaday Saciid DENI oo ka caraysiisay Karaash.

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Deni oo waqtiga uu ka dhamaanayo ayaa markale lagu soo waramayaa inuu qortay xubno cusub oo la sheegay inay matalayaan SSC Khaatumo oo hore isaga diiday ka mid noqoshada Barlamaanka Puntland. Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo ka soo jeeda SSC Khaatumo ayaa sharci darro ku tilmaamay...

DHAQAAL XUMIDA DALKA : π‰πšπšπ§π π¨π¨π²π§π­πš 𝐐𝐒𝐒𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐒𝐲𝐨 πƒπšπ€π‘π₯𝐒𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐒𝐒𝐬𝐑𝐚
Post

DHAQAAL XUMIDA DALKA : π‰πšπšπ§π π¨π¨π²π§π­πš 𝐐𝐒𝐒𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐒𝐲𝐨 πƒπšπ€π‘π₯𝐒𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐒𝐒𝐬𝐑𝐚

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa suurtagal ah inaad dhowr jeer aragtay dukaankii ama goobtii ganacsi ee aad macaamiilka u aheyd oo la xiray (ama burburay). Kadib, waxaa dhacda inaad iswaydiisid sababta loo xiray ganacsigaas. Arimo badan ayaa sabab u noqon kara burburka ganacsiyada ka jira Soomaaliya. Hasa-yeeshee, qormadaan kooban waxaan ku eegayaa oo kaliya mid ka...

Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo ku kulmay Jabuuti
Post

Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo ku kulmay Jabuuti

Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta hal goob isugu keenay madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland kuwaas oo maanta gaaray dalkaasi, Jabuiti wuxuuna noqonayaa kulankii 2-aad oo ay yeeshaan Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi.

Muxuu daaran yahay kulanka Xasan Sheekh & Muuse Biixi ?
Post

Muxuu daaran yahay kulanka Xasan Sheekh & Muuse Biixi ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Muuse  Biixi Cabdi Madaxwayanaha Somaliland ayaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Jabuuti. Madaxwaynaha Somaliland ayaa ka dhoofay maanta oo Khamiis ah magaalada Hargaysa  isaga oo ku  wajahan dalka Jabuuti halkaas oo uu ka dhici doono kulan  dhaxmaraya [isaga] iyo Xasan Sheekh Maxamuud....