Day: January 4, 2024

Home » Archives for January 4, 2024
RASMI : Guddoomiyaha & ku xigeenka Barlamaanka Puntland oo la doortay.
Post

RASMI : Guddoomiyaha & ku xigeenka Barlamaanka Puntland oo la doortay.

Garoowe (Raxanreeb ) Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid. Wareegga kowaad ee doorashada ayuu helay 37 cod, halka gudoomiyihii hore ee golaha Cabdirishiid Yuusuf Jibril uu helay codadka ugu hooseeya oo ah 8 cod. Ilaa afar xildhibaan ayaa u tartamayey gudoomiyaha golaha wakiilada ee Puntland, kuwaasoo kala ahaa...

Guddoomiyaha Barlamanka Puntland oo la doortay.
Post

Guddoomiyaha Barlamanka Puntland oo la doortay.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe oo ay ka socotay doorashada Guddoonka Barlamaanka maamulka Puntland ayaa waxaa la doortay Guddoomiyaha. Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland 2024 – 2029 sida Guddiga doorashada ay ku dhawaqeen. Magaalada Garoowe waxaa wali ka socoto doorashada Guddoomiye ku xigeenka Golaha wakiilada maamulkaas oo la filayo ...

Barlamaanka Puntland oo dooranaya Guddomiye & ku xigeen.
Post

Barlamaanka Puntland oo dooranaya Guddomiye & ku xigeen.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland  waxaa ka soconaysa , qaban-qabaada la xiriirta doorashada Guddoonka Barlamaanka maamulkaas , waxaana inta badan xaadir ah xubnaha Barlamaanka. Ilaa afar musharax ayaa u tartamaya xilka guddoomiyaha baarlamaanka, lix qof ayaa u taagan guddoomiye ku xiigeenka koowaad halka afar ay u taaganyihiin xilka guddoomiye ku xiigeenka labaad. Wariyayaasha...

Post

First elected Somali-American mayor sworn in

The city councilor of St. Louis Park in the US state of Minnesota has sworn in 27-year-old Nadia Mohamed as mayor, two months after she made history as America’s first Somali-American elected mayor by voters. Ms Mohamed secured 58% of the vote to win last November’s mayoral poll. She is also the youngest and the first Muslim...

Boqol  qof oo lagu dilay mar qura magaalada TEHRAN  ee iraan.
Post

Boqol  qof oo lagu dilay mar qura magaalada TEHRAN  ee iraan.

Tehran (Raxanreeb )  laba qarax oo waa wayn oo ka dhacay magaalada caasimada ah ee Tehran ee dalka Iiraan ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad badan  . Dadka dhintay oo lagu qiyaasay ku dhawaad boqol qof ayaa  ku sugnaa goob ay ka socotay munaasabad baroor diiq ah oo loo samaynayay...

Post

Al-Shabaab and Somalia unite against Ethiopia and Somaliland

In the wake of the Ethiopia-Somaliland Memorandum of Understanding (MoU) signed on Monday Jan., 1, the Al-Shabaab terrorist group has issued a statement, threatening both Ethiopia and Somaliland. Ali Mohamud Rage (aka Ali Dheere), the group’s spokesman from the Hawiye clan, called for jihad attacks on Ethiopia and the Muse Bihi administration in Somaliland, a peaceful...