Day: January 6, 2024

Home » Archives for January 6, 2024
Taliye sare oo lagu dilay dagaal ka dhacay gobolka Mudug + faahfaahinta dagaalka.
Post

Taliye sare oo lagu dilay dagaal ka dhacay gobolka Mudug + faahfaahinta dagaalka.

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Cabdi Maxamed Suul-nuug oo ahaa Tiliyihii guutada 18-aad ee ciidanka Gorgor ayaa ku geeriyooday dagaal saakay ka dhacay deegaanka Caad ee gobolka Mudug. Taliyaha ayaa la sheegay in uu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray dagaal maanta ka dhacay deegaanka howdka ah ee Jeex jeex oo hoostaga degaanka Caad ee gobolka Mudug. Sargaalkan...

Maxay yihiin qodobada ugu xasaasin Riyadh & Muqdisho ay ka wadahadleen ?
Post

Maxay yihiin qodobada ugu xasaasin Riyadh & Muqdisho ay ka wadahadleen ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo fursadaha maalgashi ee jira maadaama dalkeena laga cafiyey deyntii....

Fadeexo ka jirta Golaha shacabka – mudanayaal isaga maqan fadhiyada.
Post

Fadeexo ka jirta Golaha shacabka – mudanayaal isaga maqan fadhiyada.

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe ayaa markale ku celiyay sida uu ugu xun yahay in  fasax la’aan ay maqnaadaa xubno ka mid ah  Barlamaanka Soomaaliya. Hadal uu maanta ka jeediyay Golaha shacabka ayuu Guddoomiyaha Barlamaanka Golaha shacabka waxa uu ku sheegay in aan sax ahayn in 275 mudane xarunta...

Post

Indian navy rescues hijacked vessel off Somalia: MV Lila Norfolk Iincident.

Indian naval warship INS Chennai successfully launched a helicopter operation and issued warnings to pirates in a dramatic rescue mission off the Somalia coast, saving the hijacked vessel MV Lila Norfolk. Military officials, as reported by the Indian news agency ANI, stated that Indian commandos boarded the vessel near the coast of Eyl in the...

Burcadbadeed si xoog ah  lagaga badbaadiyay Markab ay haysteen.
Post

Burcadbadeed si xoog ah  lagaga badbaadiyay Markab ay haysteen.

Delhi (Raxanreeb ) Sida ay ku  warameen  warbaahinta dalka Hindiya ciidanka Kumaandooska dalkaas ayaa  badbaadiyay badmaaxayaal saarnaa markab ay xeebaha Soomaaliya ka afduubteen kooxo burcad badeed Soomaali ah. Qoraal ka soo baxay Ciidamada Badda Hindiya ayaa lagu sheegay in la soo badbaadiyay Markabka iyo dhammaan shaqaalihii saarnaa oo tiradoodu dhan tahay 21 qof oo ay...