Month: January 2024

DENI  ‘’ Waxaan  dhigayaa  gogol  dib u heshisiin si khilaafka loo dhameeyo ‘’.
Post

DENI  ‘’ Waxaan  dhigayaa  gogol  dib u heshisiin si khilaafka loo dhameeyo ‘’.

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu dhigo gogol dib u heshiisiin ah si loo wada hadlo. Madaxwayanha waxa uu sheegay  in loo baahan yahay in la soo afjaro khilaafka siyaasadeed ee muddada dheer soo jiitamayay kaas oo ragaadeeyay geedi socodka dowladnimada Soomaaliya...

Itoobiyaan baneeyeen fariisimo ay ku lahayeen Jubbaland.
Post

Itoobiyaan baneeyeen fariisimo ay ku lahayeen Jubbaland.

Kismaayo (Raxanreeb ) Ciidamada  Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay baneeyeen  xero  ciidan oo ku  taala deegaanada gobolada Jubooyinka ee maamulka Jubbaland. Ciidankan  ayaa qayb ka ahaa howlgalka ATMIS ee midowga Afrika oo markii hore la oran jiray AMISOM. Wasiirka Amniga  Jubbaland Gen. Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo uu weheliyo Taliyaha Qaybta 43-aad Gen...

SAWIRO  :  Sidee u dhacday xaflada caleemasaarka DENI ?.
Post

SAWIRO  :  Sidee u dhacday xaflada caleemasaarka DENI ?.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka dhacday xaflada caleema saarka madaxwaynaha dib loo doortay Saciid Cabdullaahi Deni. Waxaa ka qayb galay xaflada madax hore , masuuliyiin siyaasiin iyo marti sharaf kale  oo lagu casuumay munaasabada caleeamasaarka Madaxwayne Saciid Deni. Munaasibadda waxaa sidoo kale qayb ka ahaa Wadaxweynayaasha Maamul goboleedyada Soomaaliya, Koonfur Galbeed,...

Madax isdiidan oo Garoowe ku sugan-  maxaa u furan Xasan Sheekh ?.
Post

Madax isdiidan oo Garoowe ku sugan-  maxaa u furan Xasan Sheekh ?.

Garoowe (Raxanreeb )  Magaalada Garoowe ee Puntland  waxa ku  sugan madaxdii ugu badnayd kuwaas oo ka qayb galaya maanta caleema saarka madaxwaynaha dib loo doortay ee Saciid Deni. Madaxda ku sugan waxaa ka mid ah Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu khilaaf xooggan kala dhaxeeyo Saciid Cabdullaahi DENI iyo  inta badan Ra’iisulwasaariyaashii hore....

Post

Al-Shabaab terrorist group attacks military base in Somalia

Casualties are feared in northern Somalia after al-Qaeda-affiliated terror group al-Shabaab launched predawn attacks Wednesday against an army base, local officials told Anadolu. Heavy gunfire was exchanged during the multi-pronged strike on an army camp in northern Mudug province, a military official in the central state of Galmudug said on condition of anonymity due restrictions...

Post

Bosaso: UAE-trained PMPF water tanker targeted in apparent IED attack

An explosion, believed to be caused by an improvised explosive device (IED), struck a water tanker owned by the Puntland Marine Police Force (PMPF) in the outskirts of Bosaso on Wednesday. The attack occurred on the road on the outskirts of the port town of Bosaso, resulting in the destruction of the tanker. Fortunately, two...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Garowe & dhaqdhaaq socda.
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Garowe & dhaqdhaaq socda.

Garoowe (Raxanreeb ) Iyadoo oo ay soo baxayaan warar kala duwan oo ku saabsan gaaritaanka Madaxwayne Xasan Sheekh inuuu tagi doono Garoowe iyo in kale ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa magaaladaas gaaray Xasan Sheekh Maxamuud. Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Garowe  halkaas oo Madaxwayne Deni uu...

Xildhibaan Suldaan Said  oo loo magacaabay ergayga Finland u qaabilsan nabadda Geeska Afrika.
Post

Xildhibaan Suldaan Said  oo loo magacaabay ergayga Finland u qaabilsan nabadda Geeska Afrika.

Helsinki (Raxanreeb )  War rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Finland laguna daabacay bogga internetka ee dowladda Finland warbaahinta gudaha iyo kuwa dibaddana loo qaybiyay ayaa lagu baahiyay magacaabista Ergeyga gaarka ah ee dowladda Finland u qaabilsan arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Afrika, mudane Diblumaasi Xildhibaan hore Suldaan Said Ahmed. Mudane Suldaan...

Post

Suicide bombing kills 2 outside Mogadishu stadium during football match

Mogadishu was rocked by tragedy on Wednesday as a suicide bombing near the Mogadishu Stadium claimed at least two lives and left two others injured, as confirmed by the police. The incident occurred around 4:00 pm local time during a football match between the Galmudug and Banadir teams. According to a brief report from the...