Month: January 2024

MUQDISHO :  MD  Xasan Sheekh oo  lagu banaanbaxay .
Post

MUQDISHO :  MD  Xasan Sheekh oo  lagu banaanbaxay .

Muqdisho (Raxanreeb ) Dad badan oo aad ugu  caraysan ,  dhul dowladdu ay sheegtay in la baneeyo ayaa maanta oo Sabti ah banaanbax ka dhigay wadooyin ka mid ah magaalada Muqdisho. Dibadbaxan waxa uu ka dhacay xaafada Saybiyaano ee magaalada Muqdisho halkaas oo dadka banaanbaxaya ay sheegeen in ay diidan yihiin boobka lagu hayo dhulkooda....

SJS oo maanta magaalada Muqdisho wariyaal tababar ugu furtay.
Post

SJS oo maanta magaalada Muqdisho wariyaal tababar ugu furtay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta magaalada Muqdisho ee  caasimada soomaaliya  ka daahfurtay qeyb kale oo ka mid ah  tababarada  kubcinta awooada gabdhaha suxufiyiinta soomaaliya. waxaana tabarkaan ka qeyb galaya gabdhaha  warbaahinta  oo ka  kala yimid gobollada soomaaliya iyo magaalada muqdisho. waxaana u jeedka tabarka yahay sameynta iyo soo saarista sheekooyinka laxiriira   xuquuqda aadanaha...

Cabdirashiid Janaan oo la sii daayay shaki badan oo ku hareeraysan.
Post

Cabdirashiid Janaan oo la sii daayay shaki badan oo ku hareeraysan.

Nairobi (Raxanreeb ) Wasiirkii hore Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa dib uhelay xoriyadiisa xalay waqti danbe. Inkasto aysan si toos ah u faah-faahin xarigiisa Kenya haddana waxaa jiray eedeymo la tuhmayay inay ku heysto, siideyntiisa ayaa qaadatay muddo 10 maalin ah  waxayna wararka shegayaan in lacag lagu soo dayay. Degaanaada Jubbaland   ka soo jeeday Wasiirka inta...

Yuu u afduubanaa  Cabdirashiid Janana ?- War hadda soo dhacay
Post

Yuu u afduubanaa Cabdirashiid Janana ?- War hadda soo dhacay

Nairobi (Raxanreeb ) Ku dhawaad sagaal maalin ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu haystaa Cabdirashiid Janaan oo ka mid ah siyaasiin aad u diidan siyaasadda Ahmed Madoobe ee Jubbaland isla markaana aan la dhacsanayn xukunka mudda dheer ee Ahmed Madoobe ku joogo maamulkaas. 24- kii saac ee la soo dhaafay waxaa isa soo tarayay...

South Africa : Soomaalidii ugu horeysay ayaa laga tarxiilay + sababta.
Post

South Africa : Soomaalidii ugu horeysay ayaa laga tarxiilay + sababta.

Pretoria (Raxanreeb ) Seddax muwaadin oo Soomaali ah ayaa  laga tarxiilay dalka koonfur Afrika iyagoo qeyb ka ah tiro ajaanib sharci la’aan dalka koonfur Afrika ku joogay balse bilihii ugu dambeeyay ku jiray xabsi kuwaa oo ay maxkamadd ku xukuntay in la tarxiilo Sida aan xogta ku helnay 3 sedaxda Muwaadin ee Soomaaliyeed ayaa kamid...

Maxay yihiin culaysyada xilligan uu la kulmayo Mahad Salaad ?
Post

Maxay yihiin culaysyada xilligan uu la kulmayo Mahad Salaad ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Ka dib markii maalmo ka hor uu khilaaf ba’ an soo kala dhaxgalay Taliyaha NISA iyo madaxda Hormuud ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan khilaafkaas. Mahad Salaad oo xiray ciidankiisa xarunta wayn ee shirkadaas ay ku leedaha Bakaaraha ayaa sababtay in Madaxwayne Xasan uu soo gaba – gabeeyo...

Axmed Madoobe & Laftagareen oo kulamo shaki laga qabo ka wada Kenya.
Post

Axmed Madoobe & Laftagareen oo kulamo shaki laga qabo ka wada Kenya.

Nairobi ( Raxanreeb ) Madaxwaynayaasha maamul goboleedyada ee Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka wada shirar kala duwan oo shaki badan abuuray . Labada Madaxwayne ee Laftagareen & Axmed Madoobe ayaa saacadihii lasoo dhaafay la kulmay diblomaasiyiin ka soo jeeda dalal intooda badan Itoobiya ku taageersan damaca ay ku raadineyso...

Kenya oo xadka Beledxaawo & Mandheera soo dhigtay ciidamo dheeraad ah.
Post

Kenya oo xadka Beledxaawo & Mandheera soo dhigtay ciidamo dheeraad ah.

Mandheera (Raxanreeb ) Wararka maanta oo Jimcaha naga soo gaaraya degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in ciidamo dheeraad ah la dhigay xadka labada magaalo ee Beledxaawo & Mandheera. Arintan ayaa ka danbeysay ka dib markii halkaas uu ka dhacay  qarax lagu soo raray gaari dameer waxaana ku dhaawacmay laba askari oo Kenyan ah oo xad ku...