Asmara (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa MadaxwaynahaEriteriya Isaias Afwerki. Labada Madaxweyne ayaa kulanka ay yeesheen uga hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal, Arrimaha gobolka ka jira iyo guud ahaan caalamka. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga warbixiyey dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki...
Day: March 18, 2024
Dekadaha Soomaaliya oo xirmi doona haddii ay sii socdan talaabooyinkan.
Garoowe (Raxanreeb )- Kooxaha burcadbadeeda Soomaalida ayaa markale ku soo laba – kacleeyay xeebaha Soomaaliya oo ay ka gaysnayaan weeraro ay ku afduubanayaan maraakiibta. Waxay ku guulaysteen kooxaha burcadbadeeda in ay ka qafaashaan xeebaha gacanka cadmeed dhawr Markab halka kuwa kale si xoog ah loogu furtay iyadoo wali Markab kale uu gacanta ugu jiro. Wasiir...
18 Milyan oo cuno la’aan ku haysa Suudaan & macluul ka jirta dalkaas
Sudan (Raxanreeb )- Hay’adda cunada Aduunka ee WFP ayaa sheegtay in ay sii kordhayso dadka ku nool Suudaan ee u baahan gargaarka Bani’adanimo oo deg deg ah si xaaladooda wax looga qabto. Hay’addu waxay sheegtay in haddii aan lala gaarin dadkaas wax gurmad ah suurtagal ay tahay inay u dhintaan macluul maadama ay kordhiso gaajada...
Generaal aan xilka ka ahayn DF oo shir amni kaga qayb galaya Riyadh.
Riyadh (Raxanreeb )- Magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga waxa ka socda shirka Isbaheysiga Ciidanka Wadamada Islaamka ee la dagaalanka argagaxisadda. Shirkan waxaa ka qayb galaya , saraakiil xilal ka hayay dalka Islaamka kuwaas oo ka wakiil ah ah dowladahooda maadama la is dhaafsanayo xogo dhanka amniga iyo dagaalka Argagaxisada. Wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaaliya...



