Islamabad (Raxanreeb )- Dowladda Pakistan ayaa soo saartay war ay ku sheegayso in xabsiga aan lagu booqan karin Ra’iisulwasaarihi hore ee dalkaas , Imran Khan. Maamulka Xabsiga Pakistaan maamulo ayaa shaaciyay in laba todobaad oo wax booqasho ah loogu tagi karin Ra’iisulwasaarihii hore ee dalkaa oo xabsiga ku jira . Hogaamiyihii hore ee Pakistan oo...
Month: March 2024
Fashil ku yimid dagaalka ka dhanka ah AS ee uu horkacayay MW Xasan.
Muqdisho (Raxanreeb )- Niyad jab ayaa soo food saaray dadka soomaliyeed oo ku saabsan dagaalka ka dhanka ah kooxda AS oo joogsaday oo ay bilowday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya sanado ka hor ka dib markii dib loo doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 15 kii bishi May sanankii 2022. Dowladu waxaa ay bilowday dagaal aysa...
Beesha Caalamka oo war cusub ka soo Saartay doorashooyinka Somaliland.
Hargaysa (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi ayaa maalmo ka hor saxiixay sharciga doorashada Somaliland ka dib buuq badan oo ka jiray , hanaanka doorashada Dalalka saxiibada la ah Soomaaliya ee siiya taageerada oo isha ku hayay doorashooyinka Somaliland ayaa soo saaray , war qoraal oo wadajir ah oo ay uga hadlayeen doorashooyinka. Waddamada ...
DEKADA Muqdisho oo laga soo dejiyay raashiin dhacay .
Muqdisho (Raxanreeb ) – Dekada magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu qabtay bur dhacay kaas oo ujeedku ahaa in la soo galiyo suuqyada magaalada Muqdisho. Burkan ayaa lagu keenay dekada magaalada Muqdisho kunteenaro waawayn kuwaas oo ay soo rarteen ganacsato Soomaaliyeed sida ay sheegtay Dowladda Soomaaliya. Agaasimaha waaxda kormeerka ilaalinta tayada waaxda suuqyada ee...
‘’Xukuumadda RW Xamse uu garwadeenka ka yahay hala – rido’’.
Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxda dalka ay yihiin kuwo kala taabacsan maamul goboleed gaar ah. Xildhibaan Gobsan oo ka mid ah Golaha shacabka ayaa sheegtay in madaxwaynaha Soomaaliya uu taageere u – yahay maamul goboleedka Puntland halka Ra’iisulwasaarahana uu yahay mid taabacsan maamulka Jubbaland. Waxa...
Dal biyo iyo koronto lacag la’aan ah dadweynehiisa siinaya
Dowladda Jaad ayaa ku dhawaaqday in biyo iyo koronto lacag la’aan ah ay siineyso dadweynaheeda tan iyo dhammaadka sannadka. Waxaana qoyskiiba loo qoondeeyey 15,000 liitar oo biyo ah iyo 300 kWh oo koronto ah. Sidoo kale dowladdu waxay sheegtay in daynta laga masixi doono dadka dan yarta ah ee lagu leeyahay lacag biyoo ama koronto.
Green Climate Fund to pump $100 million to Somalia
MOGADISHU, Somalia – The Green Climate Fund organisation is set to pump over $100 million into the federal republic of Somalia, in a programme which will be fully implemented within the next year, officials said, as the country joins global giants in environmental conservation Mafalda Duarte, the Green Climate Fund Executive Director, led the first-ever...
U.S. Treasury Targets Al-Shabaab Funding Network: Disrupting Money Laundering Operations
The U.S. Treasury Department announced sweeping sanctions today against a network of 16 entities and individuals accused of raising and laundering funds for the terrorist group al-Shabaab in Somalia and across the Horn of Africa region. The sanctioned individuals include influential businesspeople in the United Arab Emirates, Cyprus, Somalia, Kenya, Uganda and Finland who have...
SOMALIA SEEKS SOLUTIONS DESPITE ANGER AT ETHIOPIA-SOMALILAND DEAL
In the Horn of Africa, a region historically scarred by conflict and political instability, a recent Memorandum of Understanding (MOU) between Ethiopia and the self-declared independent region of Somaliland has ignited a significant debate. This agreement, ostensibly about access to the sea and economic cooperation, highlights the delicate balance between territorial integrity, sovereignty, and the...
DENI ‘’ Ciidanka Puntland way sii joogi doonaan deeganada Khaatumo’’ .
Garoowe(Raxanreeb)-Madaxwayanaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin ciidanka maamulka deriska ay yihiin ee Khaatumo. Madaxwayne Saciid ayaa shaaca ka qaaday in marnaba aysan ka bixi doonin ciidankooda difaaca dagaalka ay ka joogaan SSC Khaatumo si buu yiri mar kasta ay difaac ugu noqdaan kuwa Khaatumo. ” Ciidamada Puntland...







