Month: April 2024

Maxaa dunida ugu wacan kuleylka sii kordhaya?
Post

Maxaa dunida ugu wacan kuleylka sii kordhaya?

Tobankii sano ee la soo dhaafay adduunyadu waxaa laga dareemay isbeddel dhanka diirrimaadka ah, kaas oo 1.2°C ka sarreeya heerkii uu joogay qarnigii 19-aad. Waxaase si gaar ah loo dareemay sannadihii ugu dambeeyey oo uu kordhay heer aan horay loo arag.

Toogasho ka dhacdey Iskuul ku yaala dalka Finland + khasaaraha jira.
Post

Toogasho ka dhacdey Iskuul ku yaala dalka Finland + khasaaraha jira.

Vantaa (Raxanreeb )- Hal cunug ayaa geeriyooday labo cunug oo kalana dhaawac daran ayaa soo gaaray kaddib markii uu cunug kale rasaas ku furan dugsiga hoose-dhexe ee Viertola, qaybtiisa Jokiranta, magaalada Vantaa. Booliska ayaa qabtay cunugga rasaasta ku furay ardayda kale waxaana goobta ka taagan xaalad cakiran iyo argagax. Booliska ayaa sheegay qofka toogashada geystey...

GAZA :  Shaqaalle Gargaar oo  ciidanka Israa’iil ay beegsadeen.
Post

GAZA :  Shaqaalle Gargaar oo  ciidanka Israa’iil ay beegsadeen.

GAZA (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa soo baxay duqeymo ciidanka Israa’iil ay ka gaysteen goobo ay ku sugnayeen dad shacab ah  marinka Gaza halkaas oo dhawr jeer ay duqeeyeen ciidanka. Duqeymahaas waxa ku dhintay sidoo kale sida wararka ay sheegayaan shaqaalle gargaar ah oo ku sugnaa marinka Gaza. Kooxda gargaarka ee fadhigeedu yahay Mareykanka...

Post

Root Out The Decay: Bribery and Corruption in Somali Parliament

In a stark reflection of the pervasive influence of corruption on Somali politics, Saturday’s parliamentary vote in Mogadishu to amend the Constitution stands out as a disturbing milestone. Our sources reveal that this event, characterized by its brazen exchange of bribes for votes, now ranks as one of the most costly in Somali parliamentary history since the...

Ra’iisulwasaraha awoodiisa la dhimay oo u hanjabay dadka diidan Dastuurka.
Post

Ra’iisulwasaraha awoodiisa la dhimay oo u hanjabay dadka diidan Dastuurka.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in ay jiraan siyaasiin badan oo Somaaliyeed kuwaas oo diidan wax ka bedelka Dastuurka. Xamse waxa uu sheegay in aan la aqbali doonin in la  hor istaago go’aanada ay gaaraan Hay’adaha Dastuuriga ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya....

Nin gubay Kitaabka Qur’ aanka oo maydkiisa la helay.
Post

Nin gubay Kitaabka Qur’ aanka oo maydkiisa la helay.

Norway (Raxanreeb ) – Nin Caan Ku ahaa gubista Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah Salwan Momika, ayaa laga helay Norway asagoo Mayd ah. Hore Sweden ayuu uga cararay Amnigiisa asagoo u baqayo oo uu sheegay in dowladaas Sweden aysan balan qaadi karin. Waxu ahaa qaxooti ka yimid dalka Iraq oo uu u dhashey. Sweden inaan laga...

MW Xasan oo xilal u magacabay xildhibaano u codeeyay Dastuurka.
Post

MW Xasan oo xilal u magacabay xildhibaano u codeeyay Dastuurka.

Muqdisho ( Raxanreeb ) –Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa loo magacabay xilal kala duwan maalm uun ka dib markii Barlamaanka labadiisa aqal uu meel mariyay wax ka bedelka Dastuurka ee muran uu ka taagan yahay. Xafiiska Madaxwaynaha war ka soo baxay ayaa dhawr xildhibaan oo ka mid ahaa xildhibaanadii ka qayb qaatay meel marinta...

Itoobiya oo raadinaysa dekad kale oo dalalka deriska ah.
Post

Itoobiya oo raadinaysa dekad kale oo dalalka deriska ah.

Nairobi (Raxanreeb ) – Xubno sar sare oo tirsan dowladda Itoobiya ayaa gaaray dalka Kenya si ay sahmiyaan suurtagalnimada dekad ay kala soo degi karaan shixnadaha ganacsiga ee ay uga baahan yihiin dalal badan oo caalamka ah. Waxa ay booqdeen xubnahan Dekada Laamu halkaas oo ay kala kulmeen saraakiil Kenyan ah oo ay ka wada...

DASTUURKA : Shaki laga qabo amaanusnaanta 4 madaxwayne goboleed.
Post

DASTUURKA : Shaki laga qabo amaanusnaanta 4 madaxwayne goboleed.

Muqdisho (Raxanreeb )-  Ma cadda wali mowqifka afar madaxwayne oo maamul goboleedyada ah oo la xiriira talabaada uu qaaday madaxwaynaha Soomaaliya ee wax ka bedelka  Dastuurka. Maamul goboleedka Puntland keliya ayaa diidmo adag kala hor yimid go’aanka Villa Soomaaliya ee arrimaha Dastuurka oo khilaaf badan uu ka taagan isla markaana uu saxiixay Xasan Sheekh Maxamuud....