Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiin kale oo Dowladda ah ayaa xalay kulan sagootin u sameeyay Mrs Kristina Svensson, oo aheyd Shantii sano ee la soo dhaafay Maamulaha Bangiga Adduunka ee xafiiska Soomaaliya (Country Manager) oo muddo xileedkeedu ku egyahay dabayaaqada bishaan. Kristina Svensson ayaa Soomaaliya loo soo magacaabay Bishii...
Month: June 2025
Sheekh Shariif oo si kulul u cambaareeyay weerarka Iran ku qaaday Qatar
Muqdisho (Raxanreeb Onlin) Madaxweynihii hore Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul u cambaareeyay gardarrada Iran ka geysatay weerarka lagu qaaday dalka walaalaha ah ee Qatar, isagoo sheegay in ay tahay ku xadgudub cad oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah iyo madaxbannaanida dalalka. Wuxuu sheegay in weerarkan uu yahay mid aan la aqbali...
DF Somalia oo si kulul uga hadashay weerarkii Iiran ay ku qaaday Qatar
Muqdisho (Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii Dowladda Iran ay ku qaaday Dowladda Qatar. Dowladda Soomaaliya ayaa falkaas ku sifeysay mid si cad ugu xad-gudbay qawaaniinta caalamiga ah, isla markaana khatar weyn ku ah nabadda iyo xasilloonida gobolka. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay...
Iiraan oo shaacisay in ay joojisay wada-shaqeyntii wakaaladda tamarta nukliyeerka
Iiraan ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha baarlamaanka Iran Mohammad Baqer Qalibaf, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Iran ay joojisay dhammaan wada-shaqeyntii ay la lahayd wakaaladda tamarta nukliyeerka ee caalamiga ah (IAEA), ka dib markii ay Mareykanka weerareen 3 xarumood oo Bacriminta Nukliyeerka Iran laga waday. Madaxa u sareeya IAEA Rafael Grossi ayaa u sheegay...
Faah faahin: dagaal ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya gobolka Bay ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka waabarigii kooxda Al-shabaab ay weerarreen saldhig ciidamada dawladda iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ku lahaayeen duleedka magaalada Baydhabo. Dagaal culus ayaa la soo sheegayaa in uu dhacay markii uu weerarku bilowday kaas oo hubka la isku ridayay laga...
Ra’iisul Wasaare Xamsa “suurtagal ma ahan in dib loogu laabto doorasho dadban “
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo xalay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kaga qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayey ergooyinkii ka qeybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, ayaa sheegay in aysan suurtagal ahayn in dalkeennu uu dib ugu laabto doorasho dadban, awooddana loo celinayo shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumadda...
Mareykanka oo ka walaacsan jawaabta Iiraan ay ka bixin doonto weerarkii uu fuliyay
Washington (Raxanreeb Online) Saraakiil Iran ah ayaa sheegaya in jawaabta Iran ay ka bixinayso weerarka Mareykanka ee saaka laga sugayo Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee |RAN Ayatulahi Cali Khumeyni, oo xariirkiisa ay dad yar hayaan, lana sugayo jawaabta. Warbaahinta Iran ayaa sheegaya in kulan gaar ah ay leeyihiin saraakiisha guddiga Amniga Qaranka, oo ay uga wada...
Duqeymo culus oo xalay laga fuliyay degmada Aadan Yabaal
Aadan Yabaal ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay howlgallo culus oo xalay laga fuliyay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo ahaa duqeymo diyaaradeed ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda Howlwadaag ee degmada Aadan Yabaal, waxaana lagu burburiyay labo xarumood oo kooxda Al-shabaab ay ku adeegsan jireen diyaarinta gaadiidka...
Somalia oo ka qeyb gashay kulan looga hadlayay dagaalka Iiraan iyo Yahuuda
Istanbul ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaasoo maanta ka furmay magaalada Istanbul, Turkiga. Shirkan oo socon doona laba maalmood (21–22 Juun 2025) ayaa diiradda saaraya xaaladda cakiran ee u...
Wasiirrada arrimaha dibadda Carabta oo kulan degdeg ah ka yeeshay dagaalka Iiraan iyo Yahuuda
Istanbul ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa ka qeybgalay shir degdeg ah oo ay iskugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carabta oo lagaga hadlay xiisadda ka dhex-aloolsan Iiraan Iyo Israaiil Shirka degdega ee ay iskugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Carabta, ayaa lagu qabtay codsi ka yimid Jamhuuriyadda Ciraaq si looga hadlo...









