Month: June 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida ku timid xildhibaan Suuri Diiriye
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida ku timid xildhibaan Suuri Diiriye

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida, Alle ha u naxariistee, Xildhibaan Suuri Diiriye Carab oo ka tirsaneyd Baarlamaankii 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Marxuumaddu ay muddo dheer u soo adeegaysay dalka, iyada oo door muuqda ka soo qaadatay howlaha sharci-dejinta muddo ku...

Iiran oo meesha ka saartay wadahadalo cusub oo nukliyeer ah
Post

Iiran oo meesha ka saartay wadahadalo cusub oo nukliyeer ah

Iiraan ( Raxanreeb Online) Iiraan ayaa sheegtay in aysan dib u bilaabi doonin wadahadalka ku saabsan barnaamijkeeda Nukliyeerka inta uu sii socdo weerarka lagu hayo, saacado ka dib markii wasiirka difaaca ee Israa’iil uu ka digay khilaaf “daba-dheeraada” oo kala sii dhexeeya Jamhuuriyadda Islaamiga ah. Wasiirka arrimaha dibadda Cabbaas Araghchi ayaa magaalada Geneva kula kulmay...

Shirka golaha watashiga qaran oo markale dib loo dhigay
Post

Shirka golaha watashiga qaran oo markale dib loo dhigay

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa markale dib u dhac ku yimid shirka golaha wadatashiga Qaran oo la qorsheynayay in uu 22-ka Juun uu ka qabsoomo magaalada Muqdisho. Bayaan kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dib loogu dhigay sababo la xiriira diyaar garowga todobaadka xorriyada Soomaaliya. “Iyada oo laga duulaya u diyaar garowga iyo...

Kulan looga hadlayo dagaalka Yahuuda iyo Iiraan oo maanta ka qabsoomaya magaalada Geneva
Post

Kulan looga hadlayo dagaalka Yahuuda iyo Iiraan oo maanta ka qabsoomaya magaalada Geneva

Geneva ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta oo Jimce ah magaalada Geneva ka furmaya kulan diblomaasiyadeed oo heer sare ah, iyadoo ay isugu imaanayan Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Faransiiska, Jarmalka, iyo Britain. sidoo kale mas’uulka ugu sarreeya siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub. Mas’uuliyiintan ayaa kulankooda waxa ay la yeelan doonaan Abbas Caraqch oo ah wasiirka...

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo ka dhacay degmada Balad-xaawo
Post

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo ka dhacay degmada Balad-xaawo

Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, Cabdicasiis Xareed Cabdullaahi, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Amniga Degmada. Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay saraakiisha ciidamada qeybaha kala duwan, oo ay ku jiraan kuwa Booliska iyo Daraawiishta. Intii uu socday shirka, saraakiishu waxay soo bandhigeen warbixinno ku saabsan xaaladda...

Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay dagaalka Bariga Dhexe
Post

Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay dagaalka Bariga Dhexe

Moscow ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Ruushka Putin oo ka hadlayay shir dhaqaalaha Ruushka looga hadlayo oo ka dhacay dalkiisa,  ayaa sheegay in aysan jirin wax waxyeelo ah oo gaaray xarumaha hubka Nuclearka Iiran. Moscow ayuu sheegay in ay taageerayso Iiraan, xaqqa ay u leedahay Nuclear nabad ah oo aan hubeysaneyn, taas oo uu sheegay in...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal kula wareegay deegaan ku dhaw degmada Aadan Yabaal
Post

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal kula wareegay deegaan ku dhaw degmada Aadan Yabaal

Hir-shabeelle ) Raxanreeb Online) Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo xoogagga deegaanka ayaa xalay si buuxda ula wareegay degaanka Ceel-dheere, oo qiyaastii 10 KM u jira degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkaan oo ahaa mid si gaar ah loo qorsheeyay ayaa lagu beegsaday xubno katirsanaa kooxda Al-shabaab oo ku sugnaa deegaankaas. Taliyaha Guutada 5-aad...

Iran oo ka hadashay bartilmaameedkeeda saxda ah ee weerarkii maanta
Post

Iran oo ka hadashay bartilmaameedkeeda saxda ah ee weerarkii maanta

Iiraan ( Raxanreeb Online) Bartilmaameedka ugu weyn ee gantaalka saaka ee Iiraan ayaa ahaa saldhig ciidan oo ku taala meel u dhow Isbitaalka Soroka ee Beersheba, ma ahan isbitaalka laftiisa, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Iran. Sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee IRNA, weerarka ayaa lala beegsaday xarun ay leeyihiin ciidamada difaaca Israa’iil “taliyaha...

Maxey kawada hadleyn wasiirka arrimaha dibadda ee XFS iyo siihayaha safiirka Liibiya ?
Post

Maxey kawada hadleyn wasiirka arrimaha dibadda ee XFS iyo siihayaha safiirka Liibiya ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda  Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Dowladda Liibiya ee Soomaaliya, Danjire Nasr Mohamed Assanosi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo kor u qaadidda iskaashiga laba dal ee walaalaha ah, Soomaaliya iyo Liibiya. Labada masuul ayaa ka wada hadlay...

Maxaa kasoo baxay kulanka ay yesheen guddoonka Baarlamaanka 11-aad ?
Post

Maxaa kasoo baxay kulanka ay yesheen guddoonka Baarlamaanka 11-aad ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta howlaha Baarlamaanka labadiisa aqal iyo ka shaqeynta shuruucda muhiimka u ah horumarka dowladnimo ee dalka. Sidoo kale...