MOGADISHU— Puntland security forces have launched an operation to retake the HONOUR 25, a fuel tanker reportedly seized by Somali pirates and held in Puntland since April 21, 2026. The operation reportedly took place in Dharinbaar, an area within Bandar-Beyla district of the Karkaar region, where the vessel was believed to have been held by...
Day: September 29, 2026
Puntland oo labo sanno oo xabsi ku xukuntay Nin lagu eedeeyay inuu Ari ka iibiyay…
Garoowe ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa xukun laba sano oo xabsi ciidan ah ku ridday Barkhad Faarax Yaasiin Yuusuf, kaddib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirta taageeridda kooxda Daacish. Barkhad ayaa lagu eedeeyay inuu kooxda Daacish ka iibiyay 10 neef oo Ari ah, iyadoo dacwadda lagu sheegay in xoolahaasi...
Booliska gobolka Banaadir oo sheegay in si qasab looga soo furto Isbitaal xoog ku heysto Haweeney wajaheysay xaalad caafimaad darro
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in baaritaan lagu hayo dhacdo ka dhacday mid ka mid ah isbitaallada ku yaalla magaalada Muqdisho, kaddib markii baraha bulshada lagu faafiyay muuqaallo muujinaya ciidamo Booliis ah oo hubeysan oo gudaha u galay isbitaalka. Booliska oo faah faahin ka bixinayay sababta keentay diida ayaa...
Puntland oo sheegtay in weerartay Markab u afduubnaan kooxo burcad-badeed
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Puntland ayaa sheegtay in ay weerartay markabka Honour 25 oo koox Burcad-badeed ah tan bishii Abriil ee sanadkan ku haysteen xeebaha degmada Banderbayla ee gobolka Karkaar. “ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa goordhow weerar ku qaaday marakabkii labaad oo koox Burcad-badeed ah ku haysatay deegaanka Dharinbaar oo ka tirsan degmada Banderbayla...



