Dowladda Mareykanka ayaa ka walaacsan yahay hanjabaadaha Iran ee ka dhanka ah Sucuudiga, waxaana sida uu sheegay afhayeen u hadlay Aqalka Cad aanu Mareykanku ka laba-labayn doonin inuu ka jawaabo hanjabaadahaas haddii loo baahdo
Month: November 2022
Fannaan caan ahaa oo toogasho lagu dilay
Fannaanka caanka ah ee heesaha Raab-ka, Takeoff, oo ka tirsanaan jiray kooxda Migosbandhas ayaa toogasho lagu dilay, sida ay tebisay warbaahinta Mareykanka.
Madaxwaynaha Soomaaliya “António Guterres waxaan kala hadlay la dagaalanka Ururka Al- Shabaab”
Madaxweynaha ayaa Xoghayaha guud la wadaagay horumarada ciidamada Soomaaliyeed oo kaashanaya Shacabka ay ka sameeyeen dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, ..
Saciid Deni oo Hirrar- siyaasadeed kaga imaanaya Nairobi & sababta.
Siyaasiin aad u mucaaradsan hannaanka uu wax u wado Madaxwayne Saciid Deni ayaa sacadihii la soo dhaafay ka waday Kenya..
MD Xasan Sheekh oo qiil u yeelay safarada tirada badan ee uu ku aadayo Caalamka.
Safarka Madaxwaynaha ayaa ah ka qayb- galka Shir Madaxeedka 31aad ee dalalka Carabta.
Ujeedka safarka Guddoomiyaha Barlamaanka ee Puntland.
RBC oo la xiriirtay xubno ka mid ah xafiiska Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa ka gaabsaday ..
Muuse Biixi ”Ma aqbaleyno in deeqaha Caalamka naloo soo mariyo dowladda Soomaaliya”
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu wehlinayo wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland ayaa maanta waxaa uu habka maqalka iyo muqaalka ah (Video Conference) kulan ku-layeeshay Safiirka Ingiriiska iyo ku simaha Safiirka Maraykanka
Soomaaliya iyo Kuwait oo kawada hadlay qaraxyadii ka dhacay Soobe
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa kulan kula qaatay caasimadda dalka Algeria ee Algiers, dhigiisa Arrimaha dibedda ee Dawladda Kuwait Sheikh Salem Abdullah Al-Jaber Al-Sabah
Somaliland oo jawaab ka bixisay hadalkii golaha wadatashiga qaran
Maamulka Somaliland ee sheegay inuu ka go’ay inta kale ee Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii shalay kasoo yeeray Golaha wadatashiga Qaran
Dil lagu fuliyay xubin ka tirsan Al- Shabaab oo ka qayb-qaatay dilkii C/wali Sheikh Cali Cilmiyare
Dhagar qabe Cabdullaahi Cali Aadan ayaa xukunka dil maxkaddu ku riddey sanadkii 2020 maanta ayaana cadaaladda la marsiiyay.


