Month: December 2022

Xamsa Barre oo gaaray Aadan Yabaal
Post

Xamsa Barre oo gaaray Aadan Yabaal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminay ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe oo ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee dhawaan laga saaray Al-Shabaab.

Post

Sida go’ doonka looga saari lahaa degmada Xudur oo laga shiray.

Xudur ( Raxanreeb ) Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool. Golaha odayaasha dhaqanka ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiyaha warbixin ka siiyay xaalada deegaanka oo ay dhaqanku sheegeen inay aad u cakiran...