Riyaad (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhigiisa dalka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyne Jinping xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay guulaha wax ku oolka ah ee ay...
Month: December 2022
Ciidanka Dowladda & kooxaha Macwiislayda oo isku fara- saaray Sh. Dhexe.
Jowhar ( Raxanreeb ) Wararka naga soo garaya deeganka Ceelbaraf ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidanka Dowladda iyo kooxaha Macawiisleyda dagaal uu ku dhexmaray deegaankaas. Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaare soo kala gaaray labada dhinac sida ay sheegeen goob joogiyaal halkaas ku sugan. Dagaalka ayaa yimid kadib markii muran uu soo...
Mahad Salaad ” Waa in la baaraa dilka Taliyaha NISA ee Gedo.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Mahad Salaad oo ah madaxa Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa amray in Hay’adda NISA ay baaritaan dhab ah ku sameyso qaraxa laga dilay Taliyihii NISA ee gobalka Gedo C/raxmaan Bakaal Kooke . Warkan ayaa lagu faafiyay bogga Twitter-ka ee Hay’adda NISA,kadib markii maanta qarax ka dhacay degmada Luuq uu ku geeriyooday...
Qorshaha Xasan Sheekh ee Riyadh & LoolankaSacuudiga iyo Qatar.
Riyadh ( Raxanreeb ) Imaaraadka Carabta oo xiriir ahaan aad u xumaa Dowladdii Madaxwayne Farmaajo ayaa hadda u muuqda mid ka soo kabanaya sidii uu ahaa markii hore ka dib isbedelkii dalka ka dhacay 15kii May ee sanadkan. Imaaraadka oo ciidamo fara badan u tababaray hore Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xiriirkan cusub ee dib u...
Taliyihii NISA ee Gedo oo qarax lagu dilay.
Doolow (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay Taliyihii NISA ee gobolka Gedo Gaashaanle Sare Bakaal Kooke . Wararka ayaa sheegaya in Taliyaha qarax loogu xiray gaari uu saarnaa inta u dhaxeeysa degmooyinka Doolow iyo luuq ee gobolka Gedo. Goobta uu qaraxa...
Golaha wasiirrada DF oo ansaxiyay labo hindise sharciyeed
Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimada waddanka, waxaana shirka guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.
Darawal gaari oo lagu dilay Shabeellaha Dhexe
Malleeshiyaad hubeysana ayaa degaan hoostaga degmada Raaga-ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ay kudileen Darawal Gaari oo kamid ah darawallada ka Shaqeeya degaannada gobolka Shabeellaha Dhexe.
Biden oo marti gelin doona madaxda Africa
Afhayeen u hadlay madaxweynaha Malawi oo la yiraahdo Lazarus Chakwera ayaa sheegay in shir-madaxeedka Mareykanka iyo Afrika ee toddobaadka soo socda uu madaxda qaaradda siin doono fagaare ay ku cabbiraan fikradahooda ku aaddan sida ganacsiga Mareykanka iyo Afrika uu horumar u gaari karo, gaar ahaan aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika.
NISA oo howlgallo ka sameeysay duleedka Muqdisho
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo qorsheysan oo ay xalay siyaabo kala duwan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda uga sameeyeen ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.
Shir loogu hadlayo amniga Gedo oo ka socda Baardheere
Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo waxaa ku qabsoomay shirka Amniga oo ay ka qayb galeen Maamulka Degmada iyo Hay’adaha kala duwan ee Nabadgalyada kaaso looga hadlayay xoojinta amaanka.