aliska ciidanka xoogga dalka Soomalaiyeed ayaa war ka soo saaray hadalheyn ka dhalatay rasaas xoog leh oo saacadihii lasoo dhaafay laga maqlay xerada ciidamada xoogga ee Jeneraal Goordan ee Muqdisho.
Day: January 25, 2023
Reer Galbeedka oo soo dhaweeyay go’aanka Jarmalka uu Ukraine ku siinayo taangiyada
Go'aanka Berlin ay taangiyada ugu dirayso waddanka Ukraine ayaa waxaa soo dhaweeyay dalalka xulafada la ah oo ay ku jiraan Poland, taas oo doonaysa in dhabbahaas ay soo qaadaan Faransiiska iyo Britain.
Galmudug oo ku dhawaaqday go’aan ka dhan ah qaadka
Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta soo saartay go’aan ay ku mamnuucayso in qaadka la geeyo deegaanada ay ka socdaan howl-galada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Daa’uud Aweys oo sheegay DF inay dishay in kabadan 300 oo katirsan Al-Shabaab
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho isaga oo uu hareer taagan yahay Ergeyga Midowga Afrika ayaa ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka.
KIISKA Abdalle oo dib loo dhigay : Caddaaladda oo daahda waa caddaaladda oo la waayo !.
Muqdisho (Raxanreb ) Sida ay xaqiijiyeen qareennadeena, Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtay dhageysigii afraad ee kiiska xorriyadda saxaafadda Soomaaliya ee uu hormuudka ka yahay Xoghayaha Guud Somali Journalists Syndicate – SJS ahna Xoghayaha Guud ee Dalladda SMSJ mudane Abdalle Ahmed Mumin oo loo ballaansanaa Khamiista berito 26 Jannaayo 2023. Sababta dib u dhigista...
Refusing to Stay Silent on Media Directives, Somali Journalist Goes on Trial
JOHANNESBURG — The old maxim that “the pen is mightier than the sword” couldn’t be more appropriate when it comes to Somali journalist Abdalle Ahmed Mumin. As a child, Abdalle lost his arm in a militia attack. Determined to still write, he had to teach himself to do so with his left hand. The clan...
Jubbaland ‘’Al- Shabaab ayaa kala wareegnay deegaano ka tirsanJubbaland ‘’
Kismaayo (Raxanreeb ) Ciidanka Jubaland ayaa maalmahan waxa ay howlgallo ka wadeen deegaannada galbeedka Kismaayo iyagoo la wareegay deegaanno ay horey uga talin jireen maleeshiyada Al-Shabaab. Xubno ka mid ah maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidanka maamulka sidoo kale xooga saareen in sidii ay kula wareegi lahayeen deegaanada kooxda Al- Shabaab ay kaga sugan yihiin...
Rwanda ayaa soo riday diyaarad dagaal oo ay leedahay Congo DR
Kigali (Raxanreeb ) Dawladda Rwanda ayaa soo riday diyaarad dagaal oo laga lee yahay dalka Congo DR taas oo ay sheegtay in ay ku soo xad gudubtay hawadeedaa. Diyaaradda oo uu nooceedu ahaa Sukhoi-25 isla markaana lagu farsameeyey Midowgii Soofiyeeti ayaa lala eegtay gantaal xilli ay maraysay xuduudka kala qaybiya labada dhinac. Xukuumadda Kigali ayaa...
Maxay ahaayeen duqeymaha maanta ka dhaceen deegaano ka mid ah Mudug ?
Xarardheere ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen duqeymo hor leh oo waxyeelo gaystay. Waxaa lagu soo waramayaa in maanta oo Arbaca ah diyaarado dagaal duqeyn xoogan ay ka geysteen degaano hoostaga Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug. Taliyaha Guutada 16-aad kumaandooska...
Howlgal waji cusub ah oo ka bilowday magaalada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqday howlgal balaaran oo ay ku beegsanayo guryaha iyo xaafadaha gobolka Banaadir. Howlgalkan ayaa Dowladda waxa ay sheegtay in ay ku beegsanayo guri iyo xaafad si loo sugo amniga caasimadda oo maalmahan ay ka dhacayeen falal ami darro. Howlgalkan oo ay iska kaashanayaan ciidamada booliiska iyo...