Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo Isniin ah ay la wareegeen deegaano ka tirsan maamulka Galmudug. Saraakiil ka tirsan maamulka Galmudug ayaa u sheegay warbaahinta ayaa sheegay in howlgal gaar ah ciidanka ay fuliyeen ay kula wareegeen tuulooyin hoos taga deegaanka Caad ee gobolka Mudug. Deegaanada ...
Month: January 2023
Wasiirka gaashaandhigga Jabuuti oo soo gaaray caasimadda Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jabuuti Xasan Cumar Maxamed (Burhaan) ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana soo dhoweeyay dhiggiisa Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac.
Weerar ku dhufoo ka dhaqaaq oo lagu qaaday degmada Howlwadaag.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa caawa weerar bambaanooyin ah ku qaaday xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Mar qura ayaa gudaha magaalada Muqdisho laga maqlay jug culus oo xigtay rasaas toos ah. Waxaa jiray iska caabin daqiiqado socotay sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo ku sugan degmada Howlwadaag ee Muqdisho. Inkastoo xilli...
DFS ” 136 Al- Shabaab ah ayaa lagu dilay Sh. Hoose “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Howlgal qorsheysan oo ciidanka ay ka fuliyeen gobolka Shabeellada hoose lagu dilay 136 ka mid ah Kooxda Al- Shabaab. Sidoo kale Dowladda ayaa sheegatay in howlgalkaas lagu dhaawacay in ka badan 98 kale oo ka tirsanaa kooxda Al- shabaab. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Cabdiraxmaan...
Dowladda Tanzania oo beenisay in amni xumo ka jirto dalkeeda
Dowladda Tanzania ayaa beenisay in dalkeeda ay ka jiraan qalalaase amni iyo dhaqdhaqaayo aragagixiso, iyada oo muwaadiniinteeda iyo ajaanibtaba ugu u sheegtay in aaney jirin amni darro, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaaradda warfaafinta.
Fiqi oo si kulul ugu jawaabay Cali Dheere
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa u jawaabay Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheer) oo shalay ka hadlay dagaalka dhaqaale ee ay kala kulmeen dowladda.
Donald Trump oo dardar galiyey ololihiisa doorashada ee 2024-ka
Ku dhawaaqista Donald Trump, ee ah in uu u tartamayo madaxtinimada Maraykanka sanadka 2024-ka dhacay, ma ahayn mid la yaab leh, ama qorshe uu kaga fogaanayo in dacwad lagu soo oogo, sida ay dadka qaarkiis u malaynayeen.
Odayaal Reer Xaaji Saleebaan oo la macaamil Al- Shabaab oo la xukumay
Muqdisho ( Raxanreeb ) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Shan Sano oo Xabsi ciiidan ku xukuntay Odayaal heshiis kula galay Alshabaab degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug. Odayaashan ayaa maalmahan waxa ay Maxkamadeyntooda ay ka socotay magaalada Muqdisho , ka dib markii laga soo xiray deegaanada Galmudug. Odayaashan Maanta oo Axad ah la xukumay ayaa ka...
Axmed Madoobe oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamed Macalin Cabdulle.
Weerar lagu qaaday guriga masu’ul katirsan degmada Dharkeynley
Warar dheeraad ah, oo kasoo baxaya weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo saakay lagu qaaday hoyga uu magaalada Muqdisho ka dagan yahay mas’uul ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, kaas oo geystay khasaare dhimasho ah.