Month: February 2023

Post

Dagaal ka dhacay Mudug& faahfaahinta khasaaraha

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya  deegaanka Qaycad ee koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas dagaal xooggaan uu ka dhacay maanta oo Talaada ah. Dagaalkan ayaa ah mid u dhaxeeya ciidanka maamulka Galmudug iyo kooxda Al- Shabaab ka dib weerar  ciidanka daraawiishta Galmudug ay ku qaadeen  – fariisin kooxda Al- Shabaab ay ku...

Deni muxuu ka doonayaa magaala xeebeedka Caluula ?
Post

Deni muxuu ka doonayaa magaala xeebeedka Caluula ?

Boosooso ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in booqasho maalmo qaadan doonto uu ku tago magaala Xeebeedka Caluula ee gobolka  Bari. Xubno ka tirsan  Xafiiska Warfaafinta Madaxwayne Saciid Cabdullaahi – Deni ayaa sheegay in baaqashada Saciid uu ay salka ku hayso kulamo uu la qaadanayo Odayaasha deegaanka. Waxa uu salka...

Post

Garsoore Saalax Dheere oo ku soo biiray kooxda caburinta saxaafadda Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe (Saalax Dheere) oo ah garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ayaa illaa shalay ku jiray orod iyo wicitaan telefoonno uu ku doonayo in lagu dacweeyo saraakiisha xabsiga dhexe ee Muqdisho isagoo ka xun in Xoghayaha Somali Journalists Syndicate – SJS Abdalle Mumin laga siidaayey xabsiga dhexe maalintii shalay. Saalax...

Post

ATMIS miyay  markaan Al- Shabaab ka saaraysaa Shabeellaha  Hoose

Marka (Raxanreeb ) Shir looga hadlayay amniga iyo howlgalada ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ayaa la sheegay in dhawaan  ay ka bilaaban doonaan deegaano ka mid ah  gobolka Shabeellaha Hoose. Shirkan waxaa ka qayb galay , saraakiisha ciidanka Dowladda ,  Nabad sugidda iyo kuwa howlgalka ATMIS ee  ku sugan Shabeellaha Hoose . Waxaa la ...