Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidanka daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa dagalaamayaasha Al-Shabaab ka qabsaday deegaanka Budbud oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ee Dowlad Gobaleedka Galmudug.
Month: April 2023
Al- Shabaab oo laga saarayo degmada Ceelbuur
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa wada- qorshe ay ku – doonayaan in gudaha ugu galaan degmada Ceelbuur ee gobolka galgaduud ee bartamaha dalka. Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ayaa sheegay in ay u diyaargaroobeen in kooxda Al- Shabaab ay ka saraan marka degmada qadiimiga ah ee Ceelbuur , halkaas oo kooxda in...
LAASCAANOOD : Dil loo gaystay ganacsade caan ka ahaa magaalada
Laascanood (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay ganacsade caan ka ah magaalada Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dilka ganacsadahan oo lagu magacaabi jiray Jaamac Cilmi Kadiye (Jaamac Qaxooti) ay ka danbeeyeen koox hubaysan oo aan la aqoonsan ilaa iyo hadda. Goobta dilka uu ka...
MD Xasan oo isbahaysi cusub ku biiraya Adis ababa oo arintaas looga hadlayo
Adisababa(Raxanreeb)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga qayb gelayaan shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Talyaaniga. Shirkan saddex geesoodka ah ayaa hoggaamiyeyaasha saddexda dal waxa ay ka arrinsanayaan dib-u-habaynta iskaashiga ka dhexeeya iyo mideynta qorsheyaasha ku...
XOG:MUQDISHO kama-dhaqangalin go’ aankii MD Xasan ee mamnuucista “hubka”
Muqdisho (Raxanreeb) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan sheegay in magaalada Muqdisho mamnuuc ay tahay in hubka culus lagu dhax sito , taas oo ay soo dhaweeyeen dadka caasimadda nool oo qaati ka taagan dhibaatada hubka. Taliska ciidanka Booliska ayaa sheegay in dadaal ay ugu jiraan sidii uu u dhaqan gali lahaa go’ aankaas ah in...
Maxay yihiin ciidanka Dowladda ay gaysay degmooyinka Muqdisho ?
Muqdisho (Raxanreeb) Dowladda Soomaaliya ayaa degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxa ay gaysay ciidamo fara badan kuwaas oo amniga caasimadda sugaya. Degmooyinka ciidanka dowladda ay gaysay waxaa ka mid ah Karaan , halkaas oo ka mid ah meelaha ugu daran ee ay ka jirto ami darrada caasimadda. Ciidankan ayaa ahaa kuwo dhawaan tababar loogu...
Ciidan ilaalinaya MD Xasan oo tababar loo soo xiray
Serbia(Raxanreeb ) Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar ugu soo xiray Qaar ka tirsan Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada iyo Madaxweynaha JFS, kuwaas oo Tababar Sare ku qaatay dalka Serbia. Wasiirka Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Dowladda Serbia uga...
Khilaafkii ka dhashay maaliyadda ee Hiiraan oo xal laga gaaray
Beledwayne(Raxanreeb)Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa la sheegay inb looga dambeyn doonaa maamulka Maaliyadda gobolka, Hiiraan ka dib kulan ka dhacay magaalada Beledwayne Shirka waxaa lagu sheegay in Guddoomiyr Cali Jayte dar-dar gelin doonaa sidii horay looga bartay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab kaas oo ka socda gobolka Hiiraan. Xubnahii maamulka ka midka ah...
Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe iyo Safiir ku xigeenka Mareykanka
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya Amb. Tim Trenkle oo maanta gaaray Kismaayo.
Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay laba qodob
Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska ra’iisul wasaaraha, Mudane Xamza Cabdi Bare.









