Muqdisho (Raxanreeb ) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in culayska ugu badan ay saari doonaan la dagaalanka dadka iibiyo iyo goobaha lagu iibiyo waxyaabaha maanka – dooriya. Waxa uu sheegay maamulka gobolka Banaadir in qof kasta oo ku iibiya waxyaabaha maankadooriya magaalada Muqdisho uu la mid yahay Al- Shabaab. Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada...
Month: April 2023
Digniin laga soo saaray roobab la filayo in ay ka da’aan Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Puntland, ayaa lagu sheegay in robabkani ay kusoo wajahan yihiin, magaalooyinka Qardho, Qandala, Ufayn iyo buuraleyda Calmiskaad. Sidoo kale, wasaaraddu waxay sheegtay in roobabku kusoo beegan yihiin degaanada ku teedsan xeebaha badweynta Hindiya, iyo badda cas ee deegaanada Puntland. Wasaaraddu waxay ku wargalisay bulshada...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay soo daad gureyneso muwaadiniinteeda ku xayiran Sudan
Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo daabuleyso muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran Dalka Suudaan xilli dagaallo ay ka socdaan Magaalada Khartuum.
Ciidamada Dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Jameeco ee Hiiraan
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa dagaalamayaasha Al-Shabaab kala wareegay degaanka Jameeco oo u dhow magaalada Buurweyn ee gobolka Hiiraan.
WARBIXIN : Xiriir hooseeyay oo la soo noolaynayo & Waxa ka dhalan kara !!
Nairobi (Raxanreeb ) Imaaraadka carabta ayaa wada dadaalo uu ku doonayo in la iskugu soo dhaweeyo Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Aby Ahmed iyo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Xiriirka Madoobe iyo Aby ayaa hoos u dhacay inta uu xukunka hayay , Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xilka ka tahay markii loogu awood roonaday doorashadii ka...
Xabad joojin markale lagaga dhawaaqay Dalka Sudan
Khartoum (Raxanreeb ) dhinacyada isku haya awoodda dalka Sudan ayaa ku dhawaaqay xabadjoojin , kadib laba tobodaab oo ay dhacayeen dagaallo xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka Milatariga dalkaasi iyo xoogagga Damcu Sariic Dhinacyada ayaa waxaa ay ku heshiiyeen xabadjoojin 72 saacadood ah sidalaga soo xigtay xoghayaha arrimaha dibadda dalka Mareykanka Antony Blinken, taas oo dhaqan...
MUQDISHO : Bajaaj cabanaysa , musuq maasuq jira , nolol sii go’aysa
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa si xowli ah uga soconaya qorshaha ka dhanka ah Wadayaasha Bajaajlayda kuwaas oo markii hore dhibaaooyin ku qabay askarta Dowladda Soomaaliya. Wadayaasha Bajaajta ayaa loo la kala qaybiyay A Iyo B taas oo dhanka kale keentay cabasho badan oo ay qabaan wadayaasha Bajaajta magaalada Muqdisho kuwaas oo loo sheegay...
Ciidanka Dowladda & Al- Shabaab oo ‘’fooda is daray ‘’
Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliyo Al- Shabaab ka dhacay deegaanka Madax-Maroodi ee kuyaalla deegaan dhaca Galbeedka degmada Matabaan Wararka ayaa sheegaya in weerarkaas ay ku dhinteen laba qof , halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen kuwaas oo u badan dhinacyada ku dagaalamay...
Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Burundi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Mudane Albert Shingiro oo booqasho ku jooga caasimadda dalka ee Muqdisho.
Mucaaradka Kenya oo cayimay maalinka ay dib u billaabi doonaan dibad-baxyada
Mucaaradka dalka Kenya ayaa dibad-baxyada ka dhanka ah dowladda dib u billaabi doona 2-da May, waxaa sidaas wakaaladda wararka AFP u sheegay afhayeenka hoggaamiyaha mucaaradka.








