Month: May 2023

XOG : MD Xasan oo Khilaafka Puntland kala hadlay maamul goboleedyada
Post

XOG : MD Xasan oo Khilaafka Puntland kala hadlay maamul goboleedyada

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada  Muqdisho kulan kula qaatay qaar ka mid ah madaxda maamul- goboleedyada kuwaas oo ku sugnaa magaalada Muqdisho. Kulankan waxaa diirada lagu saaray sidii  uu u qabsoomi lahaa shirka madasha- wadatashiga Qaran iyo maqnaanshaha Puntland ee miiska go’aanada. Madaxda – maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa...

SJS ‘’ Dowladda way sii wadaa tacdiga ay u gaysanayso Suxufiyiinta ‘’
Post

SJS ‘’ Dowladda way sii wadaa tacdiga ay u gaysanayso Suxufiyiinta ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Dunida waxaa maanta laga maamuusayaa 3da May oo ah maalinta loo gooni yeelay “Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka” inta ay munaasabaddu lagu howlan yahay waxaa lasoo bandhigaa dhibaatooyinka loo geysto Suxufiinta & xarumaha ay ka howlgalaan. Hal-ku-dhigga sannadkan ayaa ah “Qaabeynta Mustaqbalka Xuquuqda: Xorriyatul qowlka oo horseed u ah dhammaan xuquuqaha kale ee...

Soomaalidii ugu badnayd oo  Suudan laga keenay oo dalka yimid
Post

Soomaalidii ugu badnayd oo  Suudan laga keenay oo dalka yimid

Raxanreeb (Muqdisho ) Dowladda Soomaaliya ayaa xooga saaraysa dib  u soo celinta , dadka – Soomaaliyeed ee ku go’adoonsan magaalooyinka dalka Suudaan , halkaas oo dagaalo ay ka socdaan. Soomaali badan ayaa ilaa iyo hadda dib loogu soo celiyo – gudaha dalka kuwaas oo laga soo badbaadiyay colaada ka jirta dalka Suudaan , halkaas oo...

Wasiir iska bixin waayay mushaarka ilaaladiisa oo la toogtay
Post

Wasiir iska bixin waayay mushaarka ilaaladiisa oo la toogtay

Kambala (Raxanreeb ) Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha iyo Xiriirka Warshadaha, Col (rtd) Charles Okello Engola ayaa maanta oo Talaada ah  toogasho lagu dilay. Charles Okello Engola ayaa ku sugnaa gurigiisa, waxaana dilkaasi ka dambeeyay sida la sheegay askari katirsanaa ilaaladiisa gaarka ah. Afhayeenka booliiska, Fred Enanga ayaa xaqiijiyay toogashada lagu dilay wasiir Charles Okello...

Jahwareer ka taagan Luuq & Guddoomiyaha degmadaas oo la diiday
Post

Jahwareer ka taagan Luuq & Guddoomiyaha degmadaas oo la diiday

Luuq (Raxanreeb ) RBC xogta uu ka helayso degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaysa in  ciidanka degmadaas ay diideen in Garoonka uu ka soo dego Guddoomiyaha degmada. Gudoomiyaha degmada Cali Kadiye ayaa la sheegay inuu ka yimid magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya , halkaas oo geed fadhi  u ah mudooyinkan siyaasiinta gobolka Gedo....

Laguma silicin karo garoonka Aadan Cadde rakaabka
Post

Laguma silicin karo garoonka Aadan Cadde rakaabka

Muqdisho (Raxanreeb ) In mudda ahba waxaa Garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ka  jiray dhibaatooyin soo noq noqday oo ay la kulmayaan dadka rakaabka ah. War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed  ayaa lagu sheegay in aan la ogolaaan doonin in rakaabka lagu siliciyo gudaha Garoonka. Waxaa lagu sheegay qoraalka...

WARCUSUB : Dagaal ka dhacay Degmada  Xarardheere & Khasaaraha jira
Post

WARCUSUB : Dagaal ka dhacay Degmada  Xarardheere & Khasaaraha jira

Xarardheere (Raxanreeb ) Warar – kala duwan ayaa ka soo baxaya , weerar dhaba- gal ah oo ka dhacay deegaano hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Sida wararku sheegayaan, weerarkan oo ka dhacay deegaanka Cali -qaboobe oo qiyaastii 30 KM dhanka Koonfureed ka xiga Degmada Xarardheere waxaa lagu dilay 60 ka tirsan Shabaab. Maamulka...