Month: May 2023

MD Xasan Sheekh lacagta uu u doontay  Doha maka soo heli doonaa ?
Post

MD Xasan Sheekh lacagta uu u doontay  Doha maka soo heli doonaa ?

Doha  (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Doha ee dalka Qatar halkaas oo uu sii joogi doono labada maalin ee soo aadan. Sida aan ku baahinay xogaheenii hore Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa kala hadli doona madaxda dalkaas  sidii uu ugu soo heli lahaa dhaqaale , maadama Dowladda Soomaaliya u baahan tahay daqli ay...

Ninkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo loo magacaabay  Nabad Sugidda KENYA
Post

Ninkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo loo magacaabay  Nabad Sugidda KENYA

Nairobi (Raxanreeb ) Madaxweyne Kenaya William Ruto  ayaa Noordin Haji oo Soomaali ah u magacaabay agaasimaha guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka , sida lagu sheegay war ka soo baxay madaxtooyada Kenya. Madaxwaynaha Kenya warka ka soo baxay ayaa lagu sheegay  haddii Baarlamaanku uu meel mariyo magacaabistan  Nooradin Haji uu bedelayo Philip Kameru oo lagu wado...

NISA , Boolis &  milatiri oo lagu daadiyay xaafadaha Muqdisho + Sababta
Post

NISA , Boolis &  milatiri oo lagu daadiyay xaafadaha Muqdisho + Sababta

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal balaaran ka sameeyay xaafado dhawr ah oo magaalada Muqdisho kuwaas oo la sheegay in amniga lagu sugayo. Ciidamada ayaa inta uu socdeen howlagallada guri guri ugu baarayayay xaafadaha qaar ee degmooyinkaaas, si u hubiyaan amniga xaafadaha Hodan iyo Howlwadaag. Howlgalkan oo ay si wadajir ah u...

CIA-da oo baaq u dirtay shacabka Ruushka
Post

CIA-da oo baaq u dirtay shacabka Ruushka

Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA ayaa xoojisay dadaalka ay dadka Ruushka uga dhaadhicineyso inay dusiyaan sirta dalkooda, ayada oo muuqaalo qiiro leh soo dhigtay Telegram, kuwaasi oo loogu talo-galay dadka ka niyad jabsan xaaladda xukunka madaxweyne Vladimir Putin.

WARCUSUB : Dagaal ka dhashay doorashada oo Garoowe ka socda
Post

WARCUSUB : Dagaal ka dhashay doorashada oo Garoowe ka socda

Garoowe (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno  – magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan Madaxwayne Saciid Deni & xubnaha mucaaradka. Dagaalkan ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah, balse weli lama oga tirada rasmiga ah ee khasaaraha. Wararka aan helnay ayaa...