Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa Isniintii sheegay in Shiinuhu uu sannadkii 2019, ka sameeyey dalka Cuba ee deriska la ah Maraykanka, xarumo sirdoon oo horumarsan.
Month: June 2023
Kenya oo kariixeysa wada hadal toos ah oo ay la gasho dhinacyada isku haya Suudaan
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa muujiyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in uu kulan fool-ka-fool ah la yeesho jeneraalada isku haya Suudaan si loo xalliyo dhibaatada halkaas ka taagan.
CC muxuu ka yiri Hay’adda NISA
Ma ahan mid siloon sooyaalka hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA). Burburkii ka hor iyo ka diba waxay ahaan jirtay hay’ad lagu caburiyo laguna cabsi geliyo shacabka iyo siyaasiyiinta. Taasi waxay dhalisay in dad badan ay sas iyo sumcad xumi la xariiriyaan magaca Hay’adda.
Ciidanka Dowladda oo lagu wareejinayo Saldhigyadii ATMIS
Muqdisho (Raxanreeb ) Soomaaliya ayaa isku dayaysa in ay la wareegto amniga dalka ka dib ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee Soomaaliya kuwaas oo qayb ka mid ah la shaaciyay in ay ka baxayaan dalka. Midowga Afrika ayaa sheegay , in dhawr saldhiga , oo Soomaaliya ay ku wareejinayaan ciidanka xoogga dalka , taas oo qayb...
‘’Aniga ma geeriyoon ee waa noolahay ‘’ hadal uu jeediyay Museveni
Kampala (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Uganda oo la xanuunsanayay COVID-19 ayaa waxaa soo baxayay maalmahan warar sheegaya inuu dhintay , taas oo isla qabsatay dalka Uganda. Madaxwaynaha Museveni ayaa meesha ka saaray jiritaanka wararka xanta ah eek a jira dalkiisa ee ah inuu dhintay ka dib markii uu ku dhacay xanuunka COVID-19. Waxa uu sheegay Madaxwaynaha ...
Xasan Sheekh oo ku adkaysana doorasho qof & cod
Adis Ababa (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale ku celiyay muhiimada ay leedahay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo dadka ay doortaan hoggaamiyaha ay iyaga ay doonayaan. Hadalkan ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya ka sheegay shirka meertada 14aad ee ururka goboleedka IGAD oo ay ku sugan yihiin madaxda...
Rasaas laga maqlayo gudaha Baraawe & adeegii koronto oo maqan
Baraawe (Raxanreeb ) Wararka caawa laga helayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal galabta bilowday uu soo gaaray caawa. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka uu gaystay khasaare soo kala gaaray labada dhinac ee ku dagaalamaya magaalada Baraawe. Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidan ka tirsan militeriga Soomaaliya oo fariisin ku leh...
QM iyo Imaaraadka oo kawada hadlay Arrimaha Soomaaliya
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Catriona Laing ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeelatay danjiraha Imaaraadka ee Soomaaliya, Ahmed Juma Al-Rumaythi.
IGAD oo maanta fadhi ka yeelaneysa Xaaladda cakiran ee Suudaan.
Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa maanta ka furmaya shir madaxeedka meertada 14aad ee waddamada ku midoobay Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayo xaaladda cakiran ee ka taagan Dalka Suudaan.
DF oo sheegtay in ay dileen saraakiil ka tirsan malleeshiyada Al-Shabaab Jubbada Hoose
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal gaar ah oo ay fuliyeen Ciidamada Kumaandooska DANAB oo ka dhacay Tuulada Aboodan oo kamid ah Magaalooyinka hoostaga Qooqaani Gobolka Jubada Hoose Dowlad-Goboleedka Jubbaland.