Madaxweynihii 7aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo muuqaal uu ku baahiyay bartiisa gaarka ee Facebooka ayuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in la joojiyo colaadda iyo dhiigga ku daadanaaya qaar ka mid ah Magaalooyinka dalka.
Month: June 2023
BANKA-CARAFO : Qorshaha berri iyo 10 qodob.
Riyadha (Raxanreeb ) Berri oo Salaasa ah waa maalin wayn, waa maalintii carafa ee maalmaha ka tilmaannayd. Waa maalin ka mid ah bilaha xurmada leh, waa maalin ka mid ah tobankii maalmood ee Ilaahay ku dhaartay, waa maalintii Ilaahay diintan dhammaystiray, waa maalin soonkeeda lagu dhaafayo laba sano danbigood, waa maalinta ugu badan ee Ilaahay...
Qodobada wax laga bedelay Dastuurka Puntland & khilaafka oo ka sii daray
Garoowe (Raxanreeb ) Barlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u shaaciyay qodobada wax kaa bedelka lagu sameeyay ee Dastuurka maamulkaas Bogga rasmiga ah ee Barlamaanka maamulkaas ayaa lagu shaaciyay dhammaan qodobada isbedelka lagu sameeyay kuwaas oo qayb ka ahaa khilaafka doorasho eek a jiray Puntland. ‘’Muwaadin Golaha Wakiillada Dowladda...
Ubax la dhigay Taallada Dhagaxtuur & Taariiqda dagaalkii dhagaxtuur
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan halgankii gobannimo doonka ee Soomaaliya ayaa ubax dhigay taallada Dhagax-tuur ee Muqdisho. Waxaa aad loo adkeeyay amaanka, hareeraha Taalada Dhagaxtuur, halkaas oo sidoo kale Madaxwaynaha ay ku weheliyeen xubno ka mid...
Cabdi Xaashi “Waxan ka xumahay in 63 sanno kaddib calanka Soomaaliya aan laga saareyn Hargeysa‘’
Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay waaya-aragnimadiisa 63-sano guurada laga joogo markii Xorriyadda Soomaaliya ay ka qaadatay Gumeysteyaashii Ingiriiska & Talyaaniga ee isticmaarsaday Waqooyiga iyo Koofurta Dalka.
Muuse Biixi ‘’Xabad joojin baa diyaar u nahay oo ka dhaqan gasha Laascanood ‘’
Hargaysa (Raxanreeb ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaaladda magaalada magaalada Laascaanood halkaas oo labadii maalin ee u danbeysay dagaal uu ku dhexmaray Somaliland iyo kuwa gobolada Sool iyo Sanaag. Biixi ayaa shaaca ka qaaday in dhibaatada ka taagan Laascaanood laga soo abaabulay dibadda, isla-markaana halkaas laga geystay dil iyo dhaawac aan...
26-ka JUUN Muuse Biixi & MD Sheekh oo jeediyay hadalo iska soo horjeeda
Hargaysa (Raxanreeb ) Munaasabad loogu dabbaaldegayo sannad-guurada 63-aad ee kasoo wareegtay markii ay gobolada Waqooyi ee Somaliland xuriyadda ka qaadateen dalka Ingiriiska, ayaa lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland. Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu horrayn shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey munaasibadda 63-guurada ,, isaga oo si waafi ah u sharraxay marxaladihii kala...
26-ka June: Maalin Go’aankeeda Lagu Wada Farxay Laakin Miraheeda Ay Koox Guratay
Muqdisho (Raxanreeb ) Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen gobollada waqooyi ee dalkeenna isla markaana ay dowlad noqdeen. Somaliland, Waxaa gacanta ku hayey gumeystaha Ingiriiska in ka badan 70-sano, laakin arintaan waxaa lasoo afjaray maanta oo kale 26- June, 1960-kii. Ka hor xuriyadda gobolada waqooyi ee 26-ka June 1960-kii, waxaa...
Dalka Giriiga oo ay doorasho ka socoto
Shacabka Giriiga ayaa codeynaya markii labaad muddo bil gudaheed ah iyadoo ra'iisul wasaarihii hore Kyriakos Mitsotakis uu rajeynayo inuu helo aqlabiyad weyn.
Mareykanka “bilo kahor Putin waxa uu qorsheynayay in uu la wareego Kyiv maanta waxa uu difaacanayaa Moscow”
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa xaaladda Ruushka uga waramay laanta wararka Mareykanka ee BBC, CBS.