Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow.
Month: June 2023
Saraakiil katirsan DF oo kasoo muuqday Maxkamadda G/Banaadir
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta la horgeeyay saraakiil ka tirsan dowladda Federaalka oo loo haysto eedeymo la xiriira musuq-maasuq, sida uu shaaciyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.
Madaxweynaha Ugandha oo ka caafimaaday cudur laga helay
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay inuusan hadda qabin cudurka Covid-19 oo dhawaan laga helay. Dhowr iyo toban maalmood ka hor ayaa xanuunka laga helay Museveni, waxasae uu hadda sheegay inuu ka caafimaaday wax uu ku tilmaamay “cadow”.
Wasiirrada Arrimaha Gudaha DF iyo Maamul Goboleeydyada oo ku shiraya Kismaayo
Wasiirka Arrimaha Gudaha, DF & Dib u heshiisinta Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasiirada Arrimaha Gudaha Dowlad-Goboleedyada Hoostaga Dowladda Federaalka ayaa gaaray Magaalada Kismaayo xarunta KMG ah ee DG Jubbaland.
IGAD ”Dalalka geeska Afrika waxaa ku soo wajan cuni yari ”
Adis Ababa (Raxanreeb ) Dawladaha xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyey xaaladda nololeed ee in ka badan 55 milyan oo qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika. Dadkaan ayaa la sheegay in dhibaatada ugu daran ay waajahayaan ay tahya xaalado cunto la’aaneed,...
Goobo ganacsi oo Bosaaso ah oo Daacish ay xirtay
Boosaaso (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas albaabada loo laabay goobo ganacsi sabab la xiriira hanjabaad uga timid kooxda Daacish. Waxa ay sheegeen ganacsato halkaas ku sugan in kooxda Daacish ay ka dalbadeen ganacsatada in ay bixiyaan lacag , ay ku sheegaan kooxda mid lagu...
Xiisad ka taagan magaalada Garoowe & DENI oo lagu eedaynayo xiisada jirta
Garoowe (Raxanreeb ) Ciidamo –fara badan oo ka gadoodsan wax ka bedelka Dastuurka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah xirtay waddooyin muhiim ah oo ka mid ah magaalada Garoowe Ciidamada mucaaradka oo markii hore ku sugnaa bannaanka magaalada, ayaa lagu waabariistay iyagoo gudaha usoo galay qeybo kamid ah magaalada, islamarkaana jidgooyo dhigtay qaar kamid ah...
Madaxweyne Geelle oo dhinacyada Suudaan ugu baaqay inay nabadda ka shaqeeyaan
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khadka telefoonka kula hadlay hoggaamiyaha milatariga xukuma dalka Suudaan, Cabdulfataax al-Burhaan.
Sawirro: Madaxweyne Muuse Biixi oo tababar usoo xiray askar
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta tababar usoo xidhay ciidamo milatari oo tababar dhamaystay, kuwaasi oo dhawaan ku biiraya ciidamada Somaliland ee ku sugan jiidaha hore ee gobolka Sool.
Cali JAYTE ‘’Ma jirto xil laga iga qaaday ” -Shirjaraa’id-
Beledwayne (Raxanreeb ) Guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali Jayte Cusmaan ayaa ka biyo diiday inuu u hoggaaansamo xil ka qaadista lagu sameeyay maanta ka dib wareegto ka soo baxday Madaxwaynaha Hirshabeelle Shirjaraa’id oo maanta uu ku qabtay magaalada Beledwayne ayuu ku sheegay Cali Guudlaawe in aysan waxba ka jirin ogolaan doonin warqada ka soo baxday...