Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay , weerar jihooyin badan lahaa ka dhacay oo magaalada Muqdisho ay ka gaysteen kooxda Al- Shabaab. Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali Doodishe oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Al Shabaab weerar qarax ku bilowday xalay ku qaadeen saldhigga booliiska degmada Kaxda,...
Month: August 2023
DF maxay ka tiri dhismaha dekedda Garacad
Hanti dhowraha guud ee qaranka, Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta shir jaraa’id oo muhiim ah ku qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo uu kaga hadlay arrimo xasaasi ah oo qaarkood taabanaya dowlad goboleedka Puntland.
Laascaanood ayaa waxaa ka socda dagaal goos goos ah oo la isku adeegsanyo hub kala duwan
Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool waxaa ka socda dagaal goos-goos ah oo rasaas is dhaafsanayaan Ciidamada Somaliland iyo Maamulka dhowaan looga dhawaaqay magaaladaas e loogu magac dagay SSC-Khaatumo.
Soomaaliya oo sanadkan ku – biiri kara suuqa Bariga Afrika , haddii …..
Nairobi (Raxanreeb ) Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya waxaa ka bilowday wadahadallo u dhexeeya Soomaaliya iyo wakiillada Beesha Dhaqaalaha ee Bariga Afrika EAC oo ay Soomaaliya codsatay inay ka mid noqoto. Saraakiil gobolka ah ayaa laga soo xigay inay sheegeen in Soomaaliya ku biiri karto EAC sannadankan, hase yeeshee waxaa ka horraysa in guddiga qiimaynaya...
Social Media Tiktok, Telegram And 1XBET Banned In Somalia
A letter from the office of the Minister of Communications and Technology of the Somali government, Jama Hassan Khalif, has ordered Internet communication companies that provide social media services Tiktok, Telegram and 1XBET to stop these services for a period of four days. A letter from the office of the Minister of Communications and Technology...
KOOBID : Muqdisho oo Hoobiyaal & dagaal toos ah ay ka dhaceen
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacay weeraro toos ah oo u dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab. Dagaaladan xoogooda waxay ka dhaceen degmooyinka Kaxda iyo Yaqshiid ee magaalada Muqdisho ,halkaas oo ay fooda is dareen Dowladda iyo kooxda Al- Shabaab. Degmooyin badan oo gobolka Banaadir...
DHallin-Yarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 2aad
(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Itoobiya iyo guumeystayaashii kale ee dalka soo haliilay runtii qorshahooda marna isma bedelin, waxaana arrin la yaab leh ahayd in guumeystayaashii reer Yurub ee dalka ku soo duulay uu qorshahoodu ahaa inay dalka qabsadeen sida uu ahaa cahdigii ka soo shirkii Berlin ee 1884kii ee reer Yurub...
Iran ayaa soo bandhigtay diyaarad aan duuliye lahayn oo awood u leh inay duqeyso Isra’el
Iran ayaa soo bandhigtay diyaarad cusub oo nooca aan duuliyaha lahayn, taasoo ay sheegtay inay awood u leedahay inay duqeyso bartilmaameedyada Israel.
MD Xasan Sheekh & DENI miyaa ku kulmaya Gaalkacyo ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland ayaa in muddo ah waxa u dhaxeeya khilaaf xooggan kaas oo ka dhashay , magacaabistii Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre. Xogo soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo Saciid Deni kulankooda la saadaalinayo inuu ka dhaco magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxyaabaha ...
Maxay tahay digniinta culus ee loo diray ciidamada ku sugan Ceeldheere
Ciidamada Xoogga Dalka ee Ceeldheer ku sugan ayaa looga digay in ay ridaan xabbado bilaa micno ah, xilli guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta dowlad-goboleedka Galmudug uu gaaray halkaasi.







